Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): WAA RUNTAA, OO WAA LA MOODAA!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAREED (Public user)

Unrecorded Date
waryaa xiireey waxaa tiraahdaa "waa runtaayoo waa la moodaa (loo maleeyaa)

Gorayada geel baa la moodaa, waa runtaayoo waa la moodaa,
laamiga mas baa la moodaa waa runtaayoo waa la moodaa.
magacayga warsame ayaa la yiraahdaa.
waa runtaa oo waa la moodaa!
war xiireey maxaa kugu dhacay, waaba iska jeclaatay inaad dhahdid waa runtaa oo waa la moodaa,
naga tag, awalba hooyadaa xiirey ay kuu bixisay ee!