We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 16, 2000 - 06:56 pm DHALINYARADA XAAFAAADDEEDA AYAAN WAXAY IGU XANTAAN IN AAN AHAY MIDGAAN WAXAAN SAMEEYO MAGARANAAYO ILAAHADA MARKII AAN IS LAHADALNO AYAA WAXAAD U MALEEYAA IN AY IYASAAYAAN EE WAX AAN SAMEEYO MAGARANAYO DHALINYARO HADA BADANAA IS LAMAHADLO MARKA SO I FEEL UPSET ABOUT SOMALI PPL MARKA WAX II SHEEGA WAXII ROON
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 10:33 am Nin rag ah ma aha ninkii kugu caayo midgaannimo. Midgaan ma aha cay, meel uu ka yimidba magacaas, dadka magacaas loogu yeero ma astaahilaan cay, waa dad muslin ah, soomaali ah, marka jaahilnimo ayaa ka dambaysa dhaqankaas, ha tix galin. Waa intaas waxaan dhihi karo. Soomaaliya waxay horumar gaari markay dad waynuhu isku fiirshaan waji walaaltinimo, islaanimo, soomaalinimo ee ay joojiyaan xanta iyo wax aan loo baahnayn.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 10:55 am SAXIIB YAROOW! MA OGTAHAY QABIILKASTA INUU LEEYAHAY MIDGAAN!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 17, 2000 - 11:27 pm Yaroow,boo what's with you.. are u going upset because of some stupid ignorant kidz? Come on.. Midgaanimo caay ma'aha mana shaqo laga galo.. a'mean don't give a damn.. and may GOD help u...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 12:14 am midgaan marumeysni waana jaahilnimo soomaaliduna waa jihiliin sidey ubadan yihiin.hada burbur weyn baa ku dhaceya somaaliya welina qabiil iyo isyasitaan beywadaan marka ilaahey soomaali hasoo hanuunsho. nabadeey
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 09:23 am walaal dhibaatada ku haysata waxay ka mid tahay midda maanta qaran keenii aan lahayn ee ina difaaci lahaa ina dhaafisay . qabiilkaad tahayba waxaa qofka waxka dhiga dadnimadiisa iyo kartidiisa qofka maanta soomaaliyada joogata qabiil ku caayaya qof walaalkiis ah waa mid shaydaan dabada uga jiro oo hoogay wuxuu ka mid yahay kuwa ay fiicantahay inaan xabsiga u taxaabno marka. Marka qofkii hadalkaa ku yiraahda isagaa lunatic waallan oo yassan ah caqli xumo iyo jaahilnimo ka wayna ma jirto in qabiil la isku caayo iyo ilaahay istikh- yaarkiisa uu qof walba noocuu doono ka dhigo. I hope you ignore him , haduusan ku raali galina anigaa ku raali galinaya .waa walaalkaa soomaali ah oon kala jeclayn waxaad tahay Bya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, December 18, 2000 - 02:19 pm YAROOW. WAAD HURUDAAYEE HURDADA KA KAC.MAANTA DHALIN YARADII MA DHIBAANKA WAXAY NOQDEEN SOOMAALI KUWA UGU EDEB,DHAQAN IYO DADAAL BADAN UGUNA CEEB YAR.GABDHIHII ISKU SHEEGI JIREY NASABKA WAXAA WADA HEYSTA MADOOW IYO CADAAN GAALO AH KUWIINII WAXAA ISKU QUURAAN.RAGIINII WAXAY NOQDEEN KUWA SHAQEYSTA AMA WAX BARTA KUWEENIINA DOONADYADEEY FADHIYAAN EE SAAXIIB GABDHO MAKULA DHASHEEN HADA WAAN TOOBAD KEENAY WAXAAN RABNAA INAAN HESHIINEE LOL.SALAMU CALEYKUM RAMADAN KARIIM DHAMAANTIIN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 21, 2000 - 06:55 pm waryaa ma og tahay in soo milida degan mareyka oodhan inay yihiin midgaa iskuna dhiibeen midgaan marka saaxiib midgaanimadu ceeb ma aha waa qabiilkeena marka ha ka xishoonin midgaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 24, 2000 - 02:36 pm aboowe waad salammantahay marka waxaa muhiim un ah inaad cibadda Ilaahey un in aad ku dadaashid. waxaa hubaal ah ninkii jannada laga waayo un baa midgaan ah. janna¨da halagu tartamo. ramadaan iyo iid wanaagsan walaal byee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 24, 2000 - 04:45 pm as far as I am concerned, there is a tendency within the Somali community to give the name "midgaan" to anything that is a threat to the intersts of the somalis. there is no such a thing as a midgaan in the present world of today and anyone with such rotten ideas needs to be deported from this civilised world
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, December 24, 2000 - 10:43 pm waxaan ahay inan soomaaliyeed oo jeclaan lahaa inuu guursado gabdh soomaaliyeed oo ah midhibaan . as soon as posiible. contact me.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 27, 2000 - 11:53 pm HI PPL!! I JUST WANNA SAY WITHOUT OFFENDING OTHER PPL THAT MADHIBAAN PPL ARE REALLY TALLENTED AND ALSO MOST OF THEIR GIRLS ARE VERY PRETY AND I THINK IT'S A JELOUSY THAT OTHER PPL DISS THEM!!! ANYWAY BRO. TAKE CARE AND LIKE MY OTHER BRO SAID SOMALI YOUTH THESE DAYS LIKE MYSELF DON'T CARE ABOUT TRIBES....SO TAKE CARE AND KEEP YOUR HEAD UP!!!!!!!!!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 28, 2000 - 12:08 am excuse ma ignorance im a sujui guy and i dont really know the meaning of midgaan, can anybody tell me the meaning of it
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 28, 2000 - 12:38 am Salaan. Waxaan aad ugu farxaa markaan ku arko qaybaha af soomaaliga ku qoran ee forumka oo dhan, mana jecli meelaha afafka shisheeye ku qoran balse haddaan fiiriyo waxaad moodaa in loo tartarmo qaybaha luuqadda ingriiska ku qoran,waxaan leeyahay kuwaas ha is moodina ingriis ee raadsada afkiina halkuu ku qoran yahay ha noqonina doqomo!!!?. Sxb.yaroow ha ka qaadan qofkasta oo isku daya inuu waxyaabahaas oo kale kugu duro,aduunka waa hore ayaa laga gudbay mana jirto meel waxaas looga dhaqmo marka waxba ha ka dhigin ee ku dadaal noloshaada dadkaaga dalkaaga iyo diintaada,dhagna jalaq ha u siin kuwa aad soo sheegtay iwm.Sidaas iyo nabaadiino. Beeleey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 28, 2000 - 04:08 am wax midgaan layiraahdo ee soomaalida ayaa midga ah waayo waxa lamarayaa 2000 markaa ayey qabiik ka hadlayaa
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, December 28, 2000 - 04:40 am Yaroow: Waxaan u maleynayaa ineysan kaa daacad aheyn arrinta aad sheegtey ee, in waxa Midgaan? lagu tilmaamo ay dadka qaarkii ugu yeeraan, maanta iyo waqtiga la joogo waxaan u maleynayaa in aad looga gudbey xilligii ay Somaalida dhexdeeda is midabtakoori jirtey waayo diba ayaa la yimid dadyow kale oo aad nooga duwan ayaan wax la qeybsanney, marka anigu waxaan qabaa ineysan dhicikarin qof Somaali ah oon waxkasta wadaagno ha ahaato midab, af, diin iyo dhaqan intaba inaan gooni u faquuqno, ugu dambeystii waxey aniga ila tahay inaad arrintaas adigu soo allifatey, balse haddi ay runtahay illen waxkastaa waa dhicikaraane waxaan ku oran lahaa sida dad horeba ay kuu yiraahdeen dheg jalaq ha u siinnin, waxaadna la kulantey soomaalida kuwoodii ugu jaahilsanaa annaga ayaana kaa xaalmarineyna
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 29, 2000 - 01:32 pm TO KHADRA I WANT TO TELL YOU THAT Y0U ARE THE ONLY ONE WHO IS TALKING ABOUT THE RIGH THING IAM VERY BROUD OF U. BYE PEACE N LUV
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 29, 2000 - 01:36 pm MIDGAAN WAA KII JANADA LAGA WAAYO.EERAYGAAS WAXAA KU DHAWAAQAY ABWAAN WEEYN OO ALAHA UNAXARIISTEE XUSEEN CALI KUMAGAC DHEERA OO DHALASHADIISU JABUUTI TAHAY.LAFTIGIISSA AYAA QOLADAAS AHAA ,MARKII UU QAATIYAAN KAJOOKSADAY( heey xusseen ali ma midgaan baa?)ayuu maaliin ku dhawaaqay eeraygaas= "MIDGAAN WAA KII JANADA LAGA WAAYO"ILAA HADA HEESIHIISI DINIIGA AHAA WAA KASOCDAAN JABUUTI . JANADII FARDOWSAA ALAHA KA WARABIYOO SHEIIKHAAS gabadh reer jabuutiya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 29, 2000 - 05:49 pm EID WANAAGSAN SOMALIZ TO MY BUDDY YARROOW, LET ME TELL U SOMETHING THAT MANY SOMALIZ ALREADY TOLD U, DON'T GIVE A DAMP WHAT SOMEBODY SAYS. MIDGAANIMO IS WHO UR AND SO AS MANY SOMALIZ, I HAVE A FRIENDS WHO ARE MIDGAANO AND THEY'RE GREAT PEEPS AND GOOD FRIENDS. SO IF UR FRIENDS DON'T IMPROVE WHO UR HELL WITH THEM, AND THEY'RE NOT UR FRIENDS AT ALL. I WILL TELL U THIS ONE TIME SO PAY ATTENTION BRO BE PROUDE OF WHO UR, DON'T GIVE A FUCKA IF UR FRIENDS OR SOMEPEEPS DON'T LIKE WHO UR. UR NOT GOING TO CHANGE WHO UR, BEC SOMEBODY SAYS SOMETHING BAD OF WHAT UR. AND WHAT THEY SAYS WON'T CHANGE U SO THOSE FRIENDS OR NIEGHBORS OF URS THAT GOSSIP AROUND U BEC THEY DON'T LIKE WHO UR, HELL WITH THEM U WILL MOVE ON AND U WILL FIND BETTER FRIENDS. I WOULD SAY THIS IF U DON'T LIKE WHAT I WRITE DOWN, THERE IS ALWAYS SOMEBODY ELSE WITH ANY OTHER ADVICE. TAKE CARE YARROOW. HAPPY EID SOMALIZ DARKLOVER IZ HOLDING DOWN FROM CHEESESTATE.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 02, 2001 - 09:36 am Salaan dhamaan: Waxaan aaminsanahay in Midgaanku uu qabiil yahay: sida Hawiye, Daaraad, Isaaq iyo wixii la mid ah. wax ay kaga duwanyihiin qabiilada kalena ma jiraan, ee waa kal sooni daro haysato dadka lagu tilmaamo midgaan, waa wax lala yaabo qof ku dhahaayo midgaan ahay ee midgaan ha i dhihin. Hada ka hor ayaa labo cid oo daris ahaa ayaa mid ka mid ah ilmihiisii ku caayeen inay midgaan yihiin, kii kale ayaa cidii u soo dacwooday oo ku yiri ilmahaada ilmahayga ayay iga caayeen, ninkii baa ilmihii dilay isagoo ku canaanaya waryaaya maxaa ninka midgaanka ah ilmihiisa idin ku diray, ninkiibaa xanaaqay oo yiri ilmaha bilaash ayaad ku dilaysaa, adaa leh waxaan ka soo dacwooday. ugu danbayntii caabudida ilaahay ayaa lagu kala fiicnaada. macasalaama Mohamed) qaalid@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 02, 2001 - 10:25 am who is MIDGAANO, 4REAL I DON'T KNOW THEM, WAT DOES IT MEAN
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 05, 2001 - 05:48 am To Sujui & Anonymous! Who wants to know the meaning of MIDGAAN: this is what somali called Midgaan: one of the tribes/clan in somalia. the meaning behind it is or the way it started was. There were two brothers who were strafing and found it a dead animal, so they eat, after a while they've founded something else to eat so one them throwup what they ate before the other one didn't, because he ate dead animal and didn't throwup he became MIDGAAN. since then the guy was isolated from the rest of the society, no other clans or tribes wanted to marry their girls/men. To me and the way our holy koran told us is there is a midgaan, but who is he? Midgaan in our religion is non believer who doesn't worship Allah. but the rest of the stuff that Somalis talk about is just pull. is some miskiin family that were labeled to this name. For those of you who believed there is tribe called midgaan, do yo think this name would still exist if this tribe would be the majority, I don't think so. till next time peace and luv
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 05, 2001 - 04:35 pm HEY ANAS U SOUND LIKE JERRY SRINGER,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, January 05, 2001 - 04:37 pm SORRY I MEANT SPRINGER, MY FINGER SLIPPED
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, January 07, 2001 - 11:51 am to Anas,sujui & the rest. Waa idin salaamay dhamaantiin. Waxaan jeclahay in aan ku darsado fikradayda iyo waxa aan ka qabo su'aashan iyo sidii aan dhamaanteen iskaga jaahil bixin laheen caadooyinkii iyo dhamaan dhaqanxumadii aay noo soo gudbiyeen awooweyaasheen. Waxaa wanaagsanaan lahayd in aanu helno taariikhdeena saxa ah ee qoran si aanu uga baxno mugdiga. sida aan buug ka hadlaya taariikhda somalia ka akhriyay, in bilawgii ummadda soomaaliyeed ay jireen (different groups)ama qabiilooyin. Qabiil walbana, wuxuu lahaa xirfad, ama nidaam uu kula noolaado waxna kula qabsado qabiilooyinka kale, sida kuwa beeraha, xoolaha, amaba badda Kalluunka ka soo saara. Sida dhaqankeenu ahaa ama wali yahay, waxaanu ugu magac darnaa markaa waxaa uu qofkaas ama beeshaasi caan ku yahay, amaba uu ku shaqaysto. (MID-GAN). Midkii- wax- gani- jiray. Waxaa ay ahaayeen group ama koox ugaarsata oo waranka iyo falaar isticmaala waxayna ku noolaayeen xaywaanka aay soo dilaan suuqana ka gadan jireen. Those of you, who can't read somali, the name MID-GAN was created at beginning of our society. They were a group of somalis whom their way of survival depended on hunting animals, and have used spears and arrows. they were not less than any other group in terms of values. We just somalis whose ways of doings things is to put down the other groups, even today as you can see our beloved country has been leveled to the ground, most of it's great ppl are either dead, refugees in some foriegn lands or hostages in somalia for unsomalis. Yare, I hope you held your head high and feel proud to be somalian. Any somalian who insults you cause of your tribe, is un-somali and inferior human being.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 08, 2001 - 10:09 am saaxiib haddaan runta kuu sheego umadda soomaaliyeed way wada siman yihiin qof qof ka hooseeyaa ma jiro marka ha dhagasanin jaahiliinta
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, January 08, 2001 - 10:56 am To Maj-abe! Thanks bro. for enlighten us and showing us another meaningful way of how MID-GAAN first started. Thanks again I think I have learned some thing from you. To Anon. Hey what do you mean by I sound like Jerry Spring. who is he anyway? someone that I should know?
|