Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): DIGNIIN DADKA DADKA KA QOSLISIIYOOOW
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAACIIL (Public user)

Unrecorded Date
Asalaamu calayku salaan taa kadib waxaa badatay in qofku siku dayo inuu dadka ka qoslisiiyo isagoo been sheegaya hadaba ila dhagayso qawlkii rasauulkeeni(csw).
Nebigu wuxuu yiri xadiith saxiix ah(HALAAG HA USUGNAADO HALAAG HA USUGNAADO MIDKA DADKA U SHEEKEEYA WAXAAN JIRIN SI UU UGA QOSLISIIYO)

Hadaba walaalow allaah uga cabso qoraalkaaga ogoow qofkaan aad uqoratay ee ku qoslaaya wax uu kuutari majirtee,yaa aakhiro kaaga meel bixin

wasalaamu calykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI (Public user)

Unrecorded Date
To: Ismaaciil.

Mahadasanid Ismaaciil, waa arrin aad u anfacaysa Boggan iyo dadka aan ka fiirsan hadalada ay oranayaan, Ilaaheey hakaa siiyo ajir iyo Xasanaad.

Aamiin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waa arin muhim ah oo loo baahan yahay in maalin walba horeena uu yaalo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godegode

Unrecorded Date
saxiiboow waad ku mahadsan tahay xasuusinta aad na xasuusisay in leyska ilaaliyo beenta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tr

Unrecorded Date
war ninyahow waxa wanaagsan baadsheegtay waad kumahadsan tahay.jasakalaahu khayr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tr

Unrecorded Date
waar hada cid boga kujirtaa majirtaa waqtigan lajoogo waa su,aale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmiin

Unrecorded Date
salaamu calaykum dhamaan

To Ismaciil,
walaal Illahay khayr hakaa siiyo sida aad dadka wax ugu sheegtay, wana shay sax ah in ay ogaada, cala aqal waxay iska daynayaan akhbaarta xun ee ay ku soo qorayaan meesha, subxana allah somali ma saan ayey u cado xumeed mise ilbaxnimadii ayey qalad ka fahmeen anigu yaabaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaiser-13

Unrecorded Date
Sheekh Ismaciil waa u noo nuruureeyay ee ilahaah ha u naruureeyo.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Yes it's true brother and sisters. Ismail, May Allah reward you the best here and after