Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): YAAYAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAGMADHIGE

Tuesday, December 19, 2000 - 03:28 pm
HADDA KA HOR AA MEEL AAN KA SHAQEYN JIRNAY WAXAA KA SHAQEYNEESAY ISLAAN ABGAAL AH MARKAASAA MIDKOO OO FLIED 13 AH KU YIRI WAS UP MARKAASEY TIRI WAA LA ZFAAYAA MARKAA SOOW KU QOSLAY ISLAANTANA WAA WAX GARAB OO HEER MAGAAL WAX BARATAY MARKAASAY IN AY KORU FIIRISAY TIRI MAXAAD KU QOSATASHAY MARKAA SOW YIRI I SAID WAZ UPO YOU GOTTA SAY CHILLING MARKAASAY TIRI MA OGTAHAY SIDA LOO YIRI URURKA SAGAALGA ADGAAL(USA)IN AY ISKU LUQAD YIHIIN AMERICANKA IYO ABGAALKA OO WAZ UP WAA WAASAY OO LA XUMEEYAY DUF KU BAXEE.MARKAASAY TIRI CIRKA IYO DHULKA XAA U DHAXEEYO XARFAANKA SHEEKADA MA FAHMIN MARKASOW YIRI HAWADA IYADA QOSAL YAA CILIONAAYAHEE BADOW WAXAA U DHAXEESO(IYO)HADDANE DUF KU BAXEE QABEESO BALAAYO DIIF BADANEE.
IT'S REAL STORY HAPPENED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 20, 2000 - 09:08 am
ha ha ha .........
that was the funniest joke i've ever read
ooh my GOD I can't stop laughing.

seriously

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAGMADHIGE

Wednesday, December 20, 2000 - 09:33 am
makaa dhabaa anonymous waa igu cayaaree saaxiib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madaxa

Monday, January 01, 2001 - 02:08 pm
Jahil kaan oo kale baa Computer hor fariisan haya
markaa suu qorahayaa waxaan oo kale , waxaa laga had lahay Joke ee ma waxaad keen tay in aad caydid
qabiil , waad geftay ee kalaabo ,,mideeda
kale maxaa markasata loo cayaa Abgaal , taahi waxay ku tu sinay saa mah maah dii ahayd
Nin kaa liita baa ku caaya .........:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biikol

Thursday, January 18, 2001 - 07:42 am
Waxa horay loo dhahay tiihore tan baa kadaran adigane shimee abgaal gaartay?
waxan ku dhihi laha tariiqda soomalia soo aqriso.
abgaal tiradooda waa labo milyan tuug iyo qiyaamoole aan ku jirin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xiinka

Thursday, January 18, 2001 - 09:10 am
TO:c.dh,
marka hore marabo in aan ku caayo wayo waxaad tahay wiil som. lakiin waxaa la yiri (Hadalkaan fiiro loo dhihin iyo caanahan fiiqsi loo cabin feerahadey wax yeelaan) iska ilaali in aad ku dhacado markale godkan oo kale adiga ayey qatar kuu tahay, teeda kale ma ogtahay qofka marka la aqriyo waxa uu qoray in la ogaan karo maskaxdiisa in ta aay la egtahayI mean we know what u`re!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMAON

Wednesday, February 07, 2001 - 09:23 pm
THAS WAS GOOD BRO
GOD BEE WHIT YOU.
KEEP DOWING.
THANKS