Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): SHEEKADII XAMAR KA DHACDEY!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACIID (Public user)

Unrecorded Date
Maalin ayaa waxaa isa soo raacey sadex nin oo reer baadiye ah waxay soo aadeen xamar markey xamar yimaadeen ayey waxay arkeen fiilo koronto oo dhulka taala markaasaa mid yiri
arooy xirigaas noo soo qabo walaxoow noo taraaye.
markaasuu mid adey si uu u soo qabto xariga markaasaa korontadii ku dhagtey, kii labaad ayaa aaday si uu xariga ula qabto wuxuu u maleeyey inuu xariga soo qaban waayey korontadii ayaa kiilabaadna ku dhagtey.
kii sadexaad ayaa xanaaqey markaasuu yiri waa ku xoog xumadaas areey xariga soo jiidaan ku iri
markuu isagii xarigii qabteyna oo korontadii ku dhagtey uu yiri .
YAA YA AROOY XARIGA XAMAR WAA KU XOOGAAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yaasmine (Public user)

Unrecorded Date
Salaams to Siciid

Siciid waad iga qoslisey runtii xamareyaan soo xusuustey......
thanx again

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
THANKX MAN YOU REALLY MADE ME LAUGH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dubad (Public user)

Unrecorded Date
Saciid duqa waxbo meesha kuma heysid !!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fandhaal (Public user)

Unrecorded Date
To. Saciid

Run ahaantii aad ayaan ugu qoslay ! waad ku mahadsan tahay walaalkii, waxaan danboo kaa sugnaa waa kuwo noocaas oo kale ah.

Mid kale ayaan oran lahaa dhooraha Dubad.

Dubad adiga waxaad dhaleecayso mahane wax kale ma taqaanid ? hadaadan sheeko sheegi aqoon dadka kale maad ku qaraaree.

Ur-du-duf...baro sida loo sheekeeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin

Unrecorded Date
nin yahow aadbaan ugu qoslay laakiin inaad xoogaa sii dheeraysaad ila fiicnaanlayeed