Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): REERGAALKACYOOD TUKADEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed (Public user)

Unrecorded Date
nin reer gaalkacyooda oo aan waligiis salaad ciida tukan ayaa salaad ciida tukadey, markii dhowrjeer allaahu akbar lagu celceliyey ayuu intuu dadkii gadaal u fiiriyey yiri walee maanta salaadu meel bay iska qaban la'dahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Yasmine (Public user)

Unrecorded Date

Shaaciroole.......!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sister (Public user)

Unrecorded Date
Ninkii uu Ahmed kor ku sheegay baa maalintii dambe damcay inuu imaan noqdo oo dad tujiyo, markaas buu ku bilaabey oo uu yiri:

Allahu Akbar war misana Allahu Akbar!!


(this is just xifaalo:-) no hard feelings bro/sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DrWho (Public user)

Unrecorded Date
Salamu Alaikum

Allow me to correct you guys and girls the guy who encountered that prediciment was from Reserve area (Ogfadenia) not from Galkacayo!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIS.Love (Public user)

Unrecorded Date
HI ALL

YOUR RIGHT DR.Who HE WAS INDEED FROM(Ogfadenia)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
man u funny...................

"nin reer xamar ah ayaa tagay waqooyiga, saa isagoo maalin masaajidka ku tukanaya ayey nin reer waqooyi ah is dagaaleen, markaas ayaa ninki reer waqooyiga ha xanaaqay ayuu kii reer xamarka ku yiri "waar diintaada W*s (istaaqfurula i know a shouldn't be saying this) Niinkii reer xamarka ayaa asna inta dhiigii ku kacay ayuu inta isaga dhaqaaqay kii diintiisa caayey buu u tagey wadaadkii ugu weynaa meesha dhan oo asna reerwaqooyi ah , markaasuu dacwoodey oo yiri ninkaas diintayduu caayay sheekh.
sheekhii intuu u tagay ninkii caytamay ayuu ku yiri "waar diintaada w*s ee diintiisa maxaad ka rabtaa////////////////////////////////////\

i know it's not a good word to mention but i heard
it was a true story??????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaki (Public user)

Unrecorded Date
This is true story

Nin qaadi ka ahaa Hargeeysa, baan waxaan ka maqley
isagoo ka sheekeenaya qiso run ah oo soomartey xiliguu qaadiga ahaa.

Wuxuu yiri max kamada baa waxaa la iigu keeney labo wadaad iyo naag la soo xirey. Sabab tuna waxaay aheed iyagoo isku diley arintaan:

Wadaad "A" baa wuxuu arkey qof dumar ah oo dhar qaawani ah qaba, markaasuu ku yiri "Naa diintaada wase ee maxaad isku qaawineysaa" inteeysaba u jawaabin baa waxaa maqley hadalkii wadaad "B" oo
meesha marayey, markaas buu intuu xanaaqey oo arkey ninkaan(wadaad "A")oo muuqaal wadaad leh oo diinta caayya, oo intuu ku qeeyliyey ku yiri" Waar miyaadan rabiga aad diintiisa caayeeysid ka baqeen diintaada wase". Wadaad "A" intuu ka xanaaqey ninkaan diinta caayaya buu feer ku qaad qaadey.

Qaadigii wuxuu ogaadey ineeysen nimanku aaysen is ogeen marka aay diinta caaya yeen laakiin qasim koodu ahaa ineey diinta udoodaan..

Qaxii baan qaadiga waxaan wada joogney meel, wuxuu kasoo shaqeeyey labada meelood oo somaliya ugu qosolka baden"Mudug & Waqooyi Galbeed"

marka kuwo badan baan ka hayaa ee waa inoo mar kale..