Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Naagtii reer Hiiraan oo raadineysa xoolo ka dhumay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samowade (Public user)

Unrecorded Date
Naag joogta baadiyaha Hiiraan ayaa waxaa ka dhumay xoolo u badan ari, waxeey is raaceen naag kale oo saaxiibteed ah si ay u raadiyaan xoolaha. Sidii ay u lugeynayeen markii uu gabbalku sii dhacaayey oo aney weli xoolihii faro ku heynin ayeey naagtii xoolaha ka dhumeen tiri " Ilaaheeyoow hadii aad xoolahii ii sahasho waxxan kuu qali doonaa wankii wynaa oo hebel ahaa" naagtii saaxiibteed aheyd baa ku tiri naa maxaad wankaa u siineysaa waa wan aad u weyne, inteey afkeeda u soo dhaweeysay dhegta saaxiibteed ayeey ugu jawaabtay " shuush waan ku sasabanaayaahe"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A guy from shangahai

Unrecorded Date
saxiibow naagta aad ka sheekaynayso iyo adiguba waxba isma dhaantaanee waxaasoo kale halasoo sheeko tegin bullshiiiiiiit!