    Goofadhe | Tuesday, January 09, 2001 - 06:51 am Beribaa waxaa dhacday nin soomali ah uu la aqal galay gabadh soomaaliyeed, markaa habeenkii markii la isaga kala tegey illeen aroos laguma raago lagamana raagee ayuu wuxuu garan waayey meel uu gabadhii uga bilaabo, markaas ayuu gurigii ku dhaqaaqay, wax uu jebiyo iyo wax uu tuuro ayuu ka dhigay, markaa gabadhii ayaa ku tiri aboowe(walaale) maxaa kugu dhacay? markaas ayuu ku yidhi naa iga aamus wallaahay inaan ku wasiye?......lol. |
    faarax | Tuesday, January 09, 2001 - 07:57 am LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL NICE 1 WARYAA I WAS LAUGHING MY BUTT OFF LOOOOOOOOOOOOOOOOOOL |
    Anonymous | Tuesday, January 09, 2001 - 07:15 pm LOL that was goooooooooooooooooooooooooooooooood |
    guulwade | Wednesday, January 10, 2001 - 12:13 am ooooool ahahahahahahaahahahahahaaahaahhah ahahahajajajajajajaj sxb runtii waa iga qoslisey rageedii ma reer muduguu ahaa? |
    Fagadhe | Wednesday, January 10, 2001 - 02:00 am To. goofadhe aad ayaad saaxiib iiga qoslisay, warnimanyohow ama sheekooyinkaas oo kale soo qora ama iska dhaafa nacnacda. |
    dhaanto | Wednesday, January 10, 2001 - 02:46 am Saaxiib, aad baad iiga qosliseen AHAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAH;LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL |
    Anas | Wednesday, January 10, 2001 - 03:16 am To Goofadhe! LOOOOOOOOOOOOOOLHAHAHAHAHAHAH That was really funny, thanks bro for making me laugh. |
    Cartan | Wednesday, January 10, 2001 - 04:13 am Really, aad ayaan u qoslay. this joke makes me laugh, ahaaaaaaaaaa!!!!!!!!!! |
    Anonymous | Wednesday, January 10, 2001 - 04:27 am nacas selly stopid wasaq macna laawe |
    Cartan | Wednesday, January 10, 2001 - 06:51 am To: ninka magiciisa qariyay haddaad nin raga tahay car adigu wax macno leh´maxaad u keeni wayday. Waxaan u malaynayaa inay adiga ahayd midkii sheekadu ku dhacday. Doqonyohoy awrta la daaqaa. |
    Anonymous | Wednesday, January 10, 2001 - 06:02 pm LOL |
    XASANCALI | Thursday, January 11, 2001 - 04:32 pm LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL DAT WAS FUNNY BRO WALAAHI DAMN LOOOOOOOOL |