Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Funny 2001
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

R.damboy

Wednesday, January 10, 2001 - 01:41 am
saaxiibayaal waxaa dhacday maalin maalmaha kamid ah dagaaladii som markii ay bilowdeen ayaa gabar waxaa u yimid wiil jiri ah oo ay is yaqaaneen markaas ayuu wadasheekaysteen markaas waxay ku tiri waligay ma arag qof dhintay ee adigu ma araktay??
anigaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa???
ma rar badan markaas ayuu ku yiri hada marabtaa in aad mayd soo aragtid{qof markaas naftu ka siidhacayso}
markaas ayay tiri
haaaaaaaaaaaaaaa
ok soobax markii ay wax yar socdeen ayuu qurigiisii cabaystay oo yiri hada fiirso qof say nafta uga baxdo oo uu naag agmarasay ku tiriyay
gabadhii ma xay wax fiirisaa meeshii ayay ku suuxday
i hope u enjoy reading my story

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MALIK

Wednesday, January 10, 2001 - 02:47 am
YOUR ONE SICK GUY GET •••• OUT OF HERE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiin

Thursday, January 11, 2001 - 01:38 am
to malik

maxaa jira aniga hataa waa maqlay arintaaaas
waa dhacday
peace my niggazzzzzzzzzzzzzzz

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salma

Thursday, January 11, 2001 - 01:40 am
that was good man
plzzz another one
jaw Rdam peace to you