Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (Before Janury 23, 2001): Murankii mataanaha
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasir

Sunday, January 14, 2001 - 08:59 am
waxaa murmay labo maatano ah
oo aan u maleynaayo inay somali
ahaayeen. walina caloosha ku jira.
waxa ayna ku murmayeen dadka banaanka
ku nool dhamaantood bidaar bay leeyihiin iyo
ma laha. mid ayaa kii kale weeydiiyay sidii uu ku ogaaday in dadka banaanka jooga bidaar kuli qabaan.
kii muranka waday waxaa uu ku jawaabay. "Xariifka habeen kasta imaada ma arkinoo timo muu qabaa"?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dawdar

Sunday, January 14, 2001 - 09:51 am
Xoogaa lee ilka cadeeyey,runtii saaxiib, bal mid kalana dhag ka sii.