Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): SADEX WAAL WAALAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAJI (Public user)

Unrecorded Date
Waxaa isbitaalka ka soo fakaday sadex nin oo waalan, markii ay magaalada imaadeen ayaa waxay isku qabsadeen Diyaarad dushooda maraysay, mid baa waxuu yiri Diyaadaa Madaxwayne ayaa la socda, Labadii kale ayaa ku diiday oo waxay dhaheen haddii ay Madaxwayne wadi lahayd Taraafiko ayaa horsocon lahayd, mid kale ayaa wuxuu yiri Shicib ayay wadaa Haddana labadii kale ayaa ku diiday, oo waxay dhaheen haddii ay shicib waddo busteejo kasta way istaagi lahayd, kii sedexaad ayaa yiri Bal suga aan u fekirnee waxa ay waddo, markaas ayuu intuu cabaar aamusay yiri Waxa ay waddaa KIRO oo waa la soo kiraystay, dad bay u kiraysan tahay, sidaas awgeed Ma istaagayso, Taraafikana ma hor soconayso..

waa ay isku wada raaceeeen..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BBC (Public user)

Unrecorded Date
THAT WAS GOOD BRO KEEP DOING GOOD JOB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Na (Public user)

Unrecorded Date
h