Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Waayo Arag Siyaasi oo Lagaran waayay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Beri baa waxaa jirey nin odey ah oo wuxuu neftiisa ka jeclaa aanu jirey ninkaasi wuxuu samen jirey waxa yaaba lala yaabo mar marka qaarkood ood moodo inay wax faa iido ah lahayn laakiin hadii loo fiirsado aad ka qaadankato fikirado aad u wanaagsan mar maran dadku si xun ay i fasireen amaba ay u macneeyeen hadalkiisa Kaas oo lalayaabo wax yaaabhaaasi waxaa kamida siduu ula dhaqmi jery xaas kiisa maba jacalkiisa marka uu rabo inay wax u qariso ninkaa cidi garata waxaa garan kara oo kaliya cidii kusoo kortaywadankii hooyo ee macaana ninkaasoo hadaladiisa ay ka mid ahaan jireen "Mar uu doonayay inuu colka kahadho inuu ku yidhi xaas kiisa naa waxaad yeesha i saar kabad dabadeedna ciir igu daadi dabadeedna markay colkii baxayeey reerk ayimaaden ay waydiiyeen ninkii odeyga haa waxay kujaab tay"------------------" Markaa waxaaan filayaaa inuu karag karo oo qudha qofkii wadankii macanaa ki shoo korey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniini (Public user)

Unrecorded Date
MA CIGAAL SHIIDAD,,,