Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Eey Eey dhalay muxuu Diin dhabay!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danbas (Public user)

Unrecorded Date
Ka dib markii uu toban sano iyo dheeraad xabsi ku jirey ayaa nin raameystay loo fasaxay in uu baxo. Magaaladii markii uu usoo baxay oo gabdho meel walba yaacaya oo qur-qurux badan indhaha la raacay, ileen waa ninkaas aan dhowr & toban sano waxba arkinine ayaa kacsi xoog badani ka jareysiiyey. Wuxuu sameeyo ayuu garan waayey meel jiiro ah goor uu marayo uunbuu arkay Diin(diidiin) gurguuranaya markaas buu ku booday oo ku taagay. Markii ninkii dhibanaa hawl bogtay kaalay adiguba ka saar bahalkiisii diinka ....diisii. Markii uu ka fuqi waayey ayuu Go, weyn oo uu huwanaa diinkii ku daboolay oo hore u qaatay. hadba qof buu joojiyey oo hoos ugu sheegay dhibkiisa, cabaar markii dad badani ka kala carareen oo ka yaabeen waxa uu sameeyey iyo dhibka ka qabsaday ayaa nin ka ogolaaday in uu caawiyo. Meelaha shaaha lagu kariyo ayuu danbas maro ku soo duubay oo madaxa u geliyey Diinkii, mar keliya ayuu bahalkii ninkii u sii daayey bahalkiisii, ninkiina dhulka ku ridey Diinkii. Halkii uu ninkii ka sugayey waad mahadsan tahay iyo wax la mid ah ayuu inta iska dhaqaaqey ku yiri ninkii caawiyey
"eey eey dhalay muxuu Diin dhabay"

Waaaaaaaaaaaaaaw Danbas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bbc (Public user)

Unrecorded Date
saaxib waa sheeko macaan oo iga qaslisay keep doing bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sooyaan (Public user)

Unrecorded Date
testa duurahaas gaalkacyood ayuu ahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Waaaaaw waa sheeko macaan tani. Especially markuu diinkii ka fuqi waayey oo uu bustihiisii ku qarsadey. You'll never know untill it happens to you bro. Thankx anyway.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danbas (Public user)

Unrecorded Date
Bro Madar, It is normal to circulate stories he might retold it!
thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Indho

Unrecorded Date
Mahadsanid danbas sheekada waa isku dheceysay run ahaantiina nimanka fagfag badan oo dhan taas ayaa u danbeysa lol

Waryaa Sooyaan reer gaalkacyood adoon weysa qabin haku hadaaqin waxyahow aan anshaxa laheyn wuxu waa sheekee cidey aheyd mala awaal miyaa lagu yiri, waar wax iskula har.