Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Dhagool, Indhool, Jiis iyo Dharlaawe
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAMEEYE (Public user)

Unrecorded Date
Oomaar funy jokes.......especialy the ones about the italians
now chek this out!!!!!!!!!!

Beri baa waxaa isa soo raacay afarnin oo saaxiibo ah mid waa DHAGOOL mid waa JIIS mid waa INDHOOL midna waa DHARLA'AAN.
wexey fadhiyeen geed hoostiisa markaas aa kii DHAGOOLKI ahaay waxoo yiri: saca qeelinaayo ma maqleesaan ?
waxaa soo booday markaas kii INDHOOLKI ahaay oo yiri: waa runtaa waa sacii cadka iyo madoowga ahaay oo reer QOWDHAN.
markaas waxaa soo booday kii oo JIISKI ahaay oo yiri war soo baxa aan ka celinee dadka dhacaya miyaana muslin aheeyn ?
markaas DHARLAAWIHII waxoo yiri: intaan sac islaameed soo celineeyno amee dharkeena naga furtaan?

SAAN UGU QOSLAY INAA UGU QOSOSHIIN AAN RAJEEYNAA!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
It's funny story, but it's also wellknown one to most Somalis so,it's not new to me;but nice try anyway.