|         Anonymous   | Unrecorded Date Waxaa baadiyo kunoolaa oday iyo gabadhiisa.
 maalin ayaa waxaa uyimid nin socdaale ah.
 ninkii wuxuu lakulmay odayga gabadhiisa oo dhaqeeso kal.markaasuu weydiiyay waxa ay karabto kasha.markaasay tiri aabehey ayaa rabo.marsuu yiri
 muxuu karabaa.markaasay ku tiri dadka martida ayuu
 dabada kagiliyaa.ninkii waa cararaa intuu yiri buu
 cagaha wax kadaayey.gabadha aabeheed baa usoobaxay
 bannaanka,markaasoo arkay ninka carari.wuxuu way diiyey xaalka kudhacay ninka. markaasay kutiri wuxuu rabay kasha waana udiiday. markaasuu yiri
 inkaari kugu dhacdaye maxaad u siin wayday.A odoygii inta qaatay kashii buu kaddaba orday.Ninkii wuxuu umaleeyey in uu dabada kaga guridoono cagaha buu wax kadaa yey manasoofiin gadaal.
   | 
 |         Danbas (Public user)   | Unrecorded Date Aad bey u qosol badan tahay Anon ee halkaas ka sii wad.
 
 Yaa u istaagi kara nin kal kaala daba ordaya gadaal gali ama kula dhacyaaba.
 
 Mahadsanid
   | 
 |         NeefoowKaniini (Public user)   | Unrecorded Date tii ugu dareyd!!!!aad baan ugu qoslay!!!!kal aa kariinkeey,,kal aa ii kuuntada ,,,,i iiiih i iih mayeey,,,,really aad baan ugu qoslay
   | 
 |         XISBI (Public user)   | Unrecorded Date ANON
 
 AAD BAAD IIGA QOSLISAY, SHUKRAN
   | 
 |         Saas (Public user)   | Unrecorded Date Thanks bro that was realy funny
 keeped realman
   | 
 |         Rtwtewt (Public user)   | Unrecorded Date ttuyitytryryrytfdfjfdshuahghs
 h
 fd
 dfhgshsh
 d
 shds
   | 
 |         Zaki (Public user)   | Unrecorded Date This is realy fun
 This is realy fun
 This is realy fun
 This is realy fun
 This is realy fun
 This is realy fun
 This is realy fun
 This is realy fun
 This is realy fun
 This is realy fun!!!!!!!!!!!!!
   | 
 |         godogode   | Unrecorded Date saaxiib  gabadha waa laguu yaqaan
   | 
 |         tahaye   | Unrecorded Date aad iyo aad ayay ufiicnayd
 laakiinse ma igu cusba
 waxaan kaloo kaa hilmaamay
 in aad soomaaliga si fiican
 u soo barato
 xariifka is ka hubi waxaa qoraysid
 i'm sorry"but that was funny
 thanks any way
 !!!!!!!!!!!by"tahaye!!!!!!!!!!!!!!!!
   | 
 |         luul   | Friday, July 07, 2000 - 11:02 am saxiib aad baan ugu qoslay kal futada ha kaa
 gashee
   |