We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Magacaaga ii shag
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Sis. you've been mistaken, this is not a chatting but just writing funny stories. Why don't you try Somali chat. Goodluck!.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date LOL@@@@@@@@@@@MADAR BABY THIS THE MOST FUNNY PICK UP LINE I EVER HEARD, WHAT KIND OF TOPIC IS MAGACAA II SHEG D'OH LADY I DON'T KNOW WHY I THINK THIS LADY NEVER BEE ON INTERNET. HALIMA: GIRL YA REMIND ME ONE FAIRYTALE I USED HEAR BACK IN OLD DAYS, WHEN THIS LADY WHO IS FLIGHT 13 SAW A MIRROR FOR THE FIRST TIME AND SAW HER SELF THROUGH, AND GOES "NAA MAWAXAD EHEED MATII GURIGA LAHED" LOLOL IGNORANT AND SOCIETY THESE DAYS, LOL
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hey salma the girl just wants to know ur name , thats not a big deal , but it seems to me that it is to u , hasnt anyone ever asked u ur name. you dont have say that she is ignorant , maybe its u thats ignorant.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Madeeyda waa SHutulaato
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date lol@@@@!!!!madeeyda waa shutulaato!!! who asked?
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waryaa/nayaa anonymous mahad nada rabtaa meesha waha la yidhi cof walba madaciisa ha sheedo dee aniduna madaeeyda ban sheeday amaan haladaa helo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date lol@shukulaatina...one questoin for you "Cat Got You'r TinguE"? p.s last Anon=sister
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 06, 2000 - 11:33 pm Girls plzz don't read thise joke..wax kasta way hdici karaan ![]() Ninbaa bari soo galay masaajid, ninku sheelo ayuu lahaa ('Sheelo=xiniinyaha ayey midi dheertahay) ![]() dabeetana salaad baa la galau, wuuna carab la'aa ninkuu, salaadna maalintaas ayaa uugu horeysay, marka saa la galay salaadi ..marki la rukuucay ayey sheeladii ka soo dhacday waayo bila nigis buu aha odeygu ![]() imamkii baa is dhaqdhaqaajiyey yidhina xxxmmmmm markaasu yidhi taasuna ma duca talow ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 06, 2000 - 11:37 pm Bari kale ayaa ninbaa soo kaxeeyey walaalkiis oo yara badow ah. waligiina tukan ,,markasay yimaaden masaajidkii,,odeyga imamka ah i wuu yara buuran yahay, salaadi baala galay rukuucdii ayey imamkii maradu ka gashay badhida ![]() maxa kala qabsaday labadii walaalaha iyo wadaadkii ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 06, 2000 - 11:39 pm wadaad waalan ![]() Bari baa wadaad ayey nin is qabsadeen suuqa dhaxdiisa,,markasay layskula tagay faraha ,, uugu danbeen waa la kala qabtay ,,wayney kala tageen.. malin danbe ayaa wadaadkii oo masjidkii tujinaya ,ayuu arkay ninkii maalintii ay is dileen oo ku jira safka uugu horeeya..LOL markaasu yidhi Istawu nacalin aabihiin ku yaale isagoo eegaya kii ay is dileen ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Sunday, August 06, 2000 - 11:39 pm wadaad waalan ![]() Bari baa wadaad ayey nin is qabsadeen suuqa dhaxdiisa,,markasay layskula tagay faraha ,, uugu danbeen waa la kala qabtay ,,wayney kala tageen.. malin danbe ayaa wadaadkii oo masjidkii tujinaya ,ayuu arkay ninkii maalintii ay is dileen oo ku jira safka uugu horeeya..LOL markaasu yidhi Istawu nacalin aabihiin ku yaale isagoo eegaya kii ay is dileen ![]()
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, August 07, 2000 - 07:23 am waaryaa waaryaa waa midkan ninbaa xaniini ka dhacday leh...waar waaxay xiniinta dhaceysaa been ku xoog badanidaa.......
|