    077 (Public user) | Unrecorded Date ASALAMU-CALAYKUM DHAMAANTIINBA!! WAXAAN IDINKA CODSANAYAA IN LA'II SHEEGO SIDA LOO TUKADO, GAAR AHAAN SIDA ATAX-IYO ATAATKA LOO AKHRIYO, IYO SIDA SALAAD KASTABA LOO XIDHO. Fadlan af-soomaali iigu qora. dardaaran kale, please hayla yaabina. salaado badan baan tukaday laakiin waan hubaa inay qaldanayeen. Ilaahay idinkana ajar-haydinka siiyo. thankz |
    Deeqo (Public user) | Unrecorded Date Walaal waxaa wanaagsanaa lahayd inaad raadiso wadaado degan meesha aad joogtid oo baahidaada aad u daboola. Waxaan halkaan kuugu qorayaa jawaabaha labado su'aal ee aad weydiisay: 1)At-taxyaatu, Al-mubaarakaatu, As-salawaatu, Adh-dhayibaatu lillaahi, As-salaamu calayka Ay-yuha NNebiyu Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu, As-salaamu calaynaa wa-calaa cibaadullahi as-saalixiina, Ash-hadu an-laa ilaaha illa llaahu wa ash-hadu anna muxammadan cabduhu warasuuluhu. Allaahuma salli calaa Muxammadin wacalaa aali Muxammadin kamaa sallayta calaa Ibraahiima wacalaa aali Ibraahiima wabaarik calaa Muxammadin wacalaa aali Muxammadin kamaa baarakta calaa Ibraahiima wacalaa aali Ibraahiima innaka xamiidun majiidun. 2) Walaal salaada waxaa lagu xirtaa "Allaahu Akbar". Salaadu ha noqoto waajib ama sunne waxaad ku xiranaysaa "Allaahu Akbar". Waxaa waajib kugu ah inaad niyeysato salaada aad tukanaysid oo aad qalbiga ka niyeysataa. looma baahna inaad niyada muujisid sida dadka qaarkii ay sameeyaan waa bidco Nebigana (S.C.W) ma uusan sameynin. |
    Caasho (Public user) | Unrecorded Date walaal deeqo wax san alla ha ku siiyo. waxaan jiraa 40 sano soomaaliyad baan ahay weligay dugsi ma dhigan. salaada waa aqaan waxa keli ah oo i dhiba ataxyaadka waan se ka xishoodaa inaan cid waydiiyo. aad baay 077 iyo deeqo ugu mahad sanyihiin. |
    Jamila (Public user) | Unrecorded Date if you are serious, leave your e-mail and i will send you lots of books about prayers. Or if you live in california i could hook you up with nice people who will be more than happy to help you out. |
    HANAD (Public user) | Unrecorded Date TO JAMILA ABAAYO WAXAAN DAGANAHAY SAETTLE WASHINGTON KAAMA AG FOGI ANAANA UBAAHAN IN AA IN WAX KABARTO DIINTA FADLAN HADAAD BUUG AMA KITAABO AF SOOMALI KU QORAN MEEL KU OG TAHIIN NALA SOO XIRIIRA HANA NALA YAABINA INTII HADA KA HORAYSAY NORHT AMERICA AYAANA NA QARISAYE WAA MAHAD SANTAHIIN GABDHAHEENOOW |
    Salma (Public user) | Unrecorded Date Brothers & sisters: It's really great thing that some one has the courage to ask....... and it's not something that we all have to be a shame of. I know people who can't admit the reason of not knowing how to pray at all. And being shamed by asking around. It's something that we all have to get off our minds one day reasonly. I'm so proud to hear that.... DEEQO Girl that's so nice by doing such a great work, teaching the sister how to pray....... and i hope there are sisters like ya. Piece of advise from the sista: People out there we should pray and obey the rules of Allah since we ain't gonna last in this world we live in........................ IT DOESN'T MEAN YA YOUNG OR OLD STILL YA GOT TO......... I'M 20 AND I PRAY 5 TIMES AND THAT DOESN'T MAKE ME I'M SHAIKH WHICH I'M NOT................ PEACE BROTHERS & SISTERS |
    Tbone99 | Unrecorded Date SALAM, IS ALL ABOUT THE "NIYAH" BRO, THEN YOU SAY ALLAHU AKBAR...... OPEN YOUR HEART, MIND AND SOUL AND TELL YOURSELF YOUR STANDING IN FRONT OF ALLAH AND TALK TO HIM...BY RECITING THE QURAN AND BEG HIM. REMEMBER, IT IS ABOUT "NIYAH" Wasalaaam |
    maryan | Unrecorded Date our sis's N bro's sida eey noo sheegeen waa in aan 5 wati ilaahay dukanaa not only salaada laakiin shanta tiir islaamka adeecnaa, meel walbo oo aad joogto malakameed waa uu joogaa. waad aragteen dadka dukadoow muruk walba oo idin haayso in eey idin deeyso marka aad salaada dukatiin aadna adeecdid ilaaheey marka iam glad i've seen this site waxaa idinku soogaba gabeen lahaa meelwalbo aan joogno aduun iyo aaqiraba aan ushaqeeysano salaamu caleeykum!!!!! excuse my somali writing if U guys C any errors. since eey walaalaheyna naga soo codsadeen in aan afsomali kuqorno,,, |