    Faisal | Wednesday, March 14, 2001 - 04:30 am Boodheri sidii sii Barashada JAcayl kana iyaday igu beertay |
    togdheer | Wednesday, March 14, 2001 - 02:35 pm markaan dagijiray 15 markaan damac guur lasoo kacay dookhayga markaan u sahan tagay... (intaas ayuunbaan kahayaa niyow). !kabawaynow waan ku aqaan! |
    Faisal | Wednesday, March 14, 2001 - 08:57 pm OHHHHHHHHHHh u ain't singing baby some to my School |
    togdheer | Sunday, March 18, 2001 - 10:05 am Waar maxaad ku neefsatay niyow message kii ugu danbeeyey maan fahmin. faarax 4 life yow!! |
    raxeeye | Sunday, March 18, 2001 - 10:07 pm markiin meel aan aado waxaan soo maqlaayee muslin iiyo gaalooyin intiis mowla uumaa minan kaaga joogaane macaaneey may ha iraahinee ma jiraa wrkaas, maya maya aboowee majiree warkaa miyarkaa adeegee minan kaaga moo gaantaa ma la soo marayee, minaan minankaygii layska soo maraynin maradaan maxaa waayo iyo macawistaanee ma ehay mi daydii macaaneey ma ha idhaahinee majiraa warkaa |
    SeÐ... | Sunday, March 18, 2001 - 10:41 pm Bakara Bakara Baabuurka ii jooji/Lama suus galey magaal digir/Jaqiiiiiiiiiq......... |
    AArliyo | Monday, March 19, 2001 - 05:45 am ------------------------------------------ Waa suaalee labadeena, reerka yaa u weeyno u ah waayeel,Waa suaalee labadeena, reerka yaa u weeyno u ah waayeel, Waa jawaabee labadeena anaa kaa weeyno u ah waayeel, Waa jawaabee labadeena anaa kaa weeyno u ah waayeel.... Ana weeynoo walaayada sidaa, ana weeynooooo, walaayada sidaa.....Wax ma garatide keen walaayaadaa, wax ma garatidee keen walaayadaaaaaa... ------------------------------------------ |
    Diirshe | Monday, March 19, 2001 - 12:01 pm waaaaw Cambaruudda naasaha waxba hayga celinine i cantuug dibnaha oo shafka igu camcami |
    Faisal | Thursday, March 29, 2001 - 10:25 am Diirshe Bro. Woooow Inaaaaaaaaan Caaaaafid qaboo ama ama Aaaan CAgaha dhigoooo Cambaruudda naasaha waxba hayga celinine i cantuug dibnaha oo shafka igu camcami |
    Faisal | Thursday, March 29, 2001 - 10:28 am Naaaaaa Arliyo Yaakale sis. aniga deeeee Kai ay wax ka lalaaadaaaaan uun baa talinjiray markii somalia lagu noolaa Europa Ka aysan la lulan Arliyey ma runtay baaaaa mise ... (f) (y) |
    Darbo | Thursday, March 29, 2001 - 10:42 am Deegaanta ii so hoobi halahoo i sii bidix ka dhow midig ka dhow sidii malaboow sun jab sun jab darbo waayee |