Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): Dhaqanka Soomaliyeed IYo isbadalka Filimada Taxanaha Dhibkey u geysteen
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daah

Wednesday, March 14, 2001 - 07:19 am
Wiil yar oo qurbaha ku dhashey ayaa abihiis ku yiri. "Aabe maxaad hooyo u shumin weysid markii aad guriga soo galeysid iyo marka aad sii baxeysidba" Wuxuu ku yiri "Aabe Ma ogtahay inaan joojiyey shumiskaas noocaas ah, maxaa yeeley adigoo kale ayaa ku dhalanaya marka sidaas ayaan u joojiyey bal in ay wax iska badalaan ku wucub oo dhalan doono"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Wednesday, March 14, 2001 - 09:58 pm
Waa wax jira inay aflaanta iyo mujtamaca gaaladu wax weyn ka beddeleen dhaqankii iyo hiddihii suubanaa een lasoo galnay qurbaha, arrintaa ka hadalkeedu wuu ballaaranyahay, waxaanse uga gaabsanayaa dhacdo yar oon Anigu arkay,

Goor fiid-horow ah ayaan filin la fiirsaday cid deriskeyga ahayd, filinkaas waxaa ka buuxay shummiska ay labada qof dibnaha iska calashadaan,
si kastaba ha ahaatee markii uu dhamaaday ayaa Wiil 4 jir ahaa oo hooyadiis dhabteeda ku fadhiyey yiri "Hooyo aan ku dhuuqo"