Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): Faarax Gololeey / Part 1
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warcadde

Thursday, March 15, 2001 - 02:20 pm
Ninkaan aqoon Faarax Gololeey wuxuu ahaa nin caaqil oo dawladdii C/rashiid Cali Sharmaarke xil sare ka hayay.

Faarax ayaa gabar uu dhalay iskuulka kasoo doonay
wuxuu u yimid gabadhiisii oo gabar Max'ed Siyaad Barre dhalay oo darawalkii ka soo daahay ay la joogto, gabadhii faarax dhalay ayaa saaxiibteed ku tiri abaayo na keen anagaa ku gaynaynee ina Maxamed siyaad ayaa horay fariisatay Faarax asagoo ujeeda ka leh dhuuso bii ka siiyay, ina maxamed siyaad ayaa si'aan ula kac ahayn uf u tiri Faarax intaasuu rabaye inta gaarigii joojiyay buu yiri maandheey iiga dag gaariga adoogaayaa afka naga xiree adna ma dabadaad naga xiree. ina Max'ed Siyaad markay dagtay ayaa Faarax gabadhiisii qabsatay oo tiri aabe maxaad ii ceebaysay wuxuu ugu jawaabay aabe intaasaan rabaa inay caawa madaxwaynaha u gayso si'uu u ogaado inuu afka naga xiray ee iga raali ahooy gabadhana beri waxaad ku tiraahdaa abaayo raali ahoow.

Fadlan haddaad Faarax qiso kale ka hayso halka ku soo qor.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fahmi

Saturday, April 14, 2001 - 05:51 am
Faarax Gololeey oo ahaa nin aad u xikmad
badan ayaa bari wuxuu safar gaaban u aaday
Waqooyi, Somaali waa taqaanaaye meel kastoo ay
joogaanba waxay hadal hayaaan (Qabiil) markaasuu
faarax wuxuu maqlay iyagoo dhahaayo kani waa
Habar Fulaan...kani waa Habar Jecle...kani waa
Habar yoonis.....markaasuu yiri Arreey
Hal-Habaraaba nafta noo keentee(HabarGidir)
saa waxaanooo habraa u heeydiiin.:)