Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): NINKII GAAJOODAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER XAMAR (Public user)

Unrecorded Date
MAALIN MAALMAHA KAMID AH AYAA WAXAA DHACDAY IN NIN REER MIYIHI AAD UGAA JOODAY ISAGOO BAADI DOONA OO RAADINAYA XOOLO KALUMAY MUDO MARKUU RAADINAYEY GEELII OO UU AAD IYO AAD UDALAY AYUU AAKHIRKII WUXUU KUSOO BAXAY AQALKII SODOHDII OO AY IYADOO QUDHI JOOGTO KADIB WAXAY UKEENTAY CAANO
XOORLEH OO AAN KUFILAYN AMA AAN GAAJO TIRAYN
MARKII UU ARKAY INAANAY CAANUHU KUFILAYN AYUU WUXUU SAMEEYEY SI UU U HIINSADO XOORKA ILAYN WUU XISHOONYAAYE KADIBNA WUXUU SODOHDII UGA SHEEKEEYEY
BARI AY SOO WEERAREEN QOLO KALE

KADIB WUXUU SODOHDII KUYIDHI SODOHEEY MARKII NALASOO GALAAN GALAYEY INTA NALA GILGILAY OONALA GILGILAY AYAA NALA GUNDHABAY DABADEEDNA WUXUU HIINSADAY HADHUUBKII

WHAT U THINK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
Hey, this is funny story. I've heard it before, however, they told me in a diffrent way. Anyway, I liked it. Thanx. Oh, one other thing; your name doesn't coordinate with your story or that's your point. Greetings.