Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): Lost translation.[you cut my leg]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mppl

Monday, March 19, 2001 - 11:13 am
waxa dhacday in nin soomaali ah oo jooga wadan ka ingriiska lagu soo oogay inuu dilay nagtiisa markaa ninkii waxuu ubaahday turjuban kii ay dawladu uqabatayna wuu diiday markaa waxuu u yeedhay mid ay isku qola yihiin oo uu moodaayay inuu afka dhameeyay, markaasuu waxuu ku yidhi waar waxaan kuu sheego mooyee wax kale ha ku darin
waxuu kubilabai sidan waar naagta khaatiyaan baan ka noqday badahaygii bay soo gashay manoole way ixabaal nonlisay dukaankaygii wuu kacay naagtaydii kale ayay iga furtay khaatiyaan baan ka istaagay,waxkalena aduu haku darin intaa uun dheh.turjubaankii baa bilaabay waxuu yidhi sidan.
i will tell you what he only told me
he was fed up by that b she went to his ocean,she bured him alive,he open his other wife and his shop stand up.and she use to cut his leg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaafici

Tuesday, March 20, 2001 - 05:08 am
lol@@@@@@@@@@@@@
ya mmpl that was relly jok
prin som other jokis if you have
lol@@@@