Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): Kondomkana miyaad ku orodaa hahahahahaha joke of the day
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

max

Tuesday, March 20, 2001 - 09:21 pm
nin soomaaliya ayaa gabar la qabo usoo daba mari jiray markuu ninkeedu maqan yahay,,maalinkii dambe ayaa goor galab ah asoogoo fuushan waxaa soo galay ninkeedii,,markaasuu daaqada ka booday kondomkiina waa ugu jiraa.,,niman badan oo ordaya(sports)ayuu ku dhex dhacay markii ay cabaar ordayeen asna la ordayo ayaa midi inta sidaa u fiiriyay ku yiri "oo ninyahow ma sidaan ayaad ku orodaa markaasuu yiri haa" oo kondomkana miyaad ku orodaa..markaasuu inta isku naxay yiri waan isku soo iloobay..