We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAAN AHAY WIIL SOMALIYEED KUNOOL U S A DHERERKA-- 6/2 MIDABKA-- MAARIIN QABIILKA---- DAAROOD DADA-------- 22 SANO AQOONTA --- AA 2YAER COLLEGE WAXAAN JECELAHAY---- FILIMADA& FANKA SOMALIYEED WAAN TUKADAA SALAADA----5 TIMES A DAY WAXAAN RABAA GABAR SOOMALIYEED DADEEDU U DHAXAYSO 19-- TO 28-- GAROOB IYO GABAR INTABA KUMA XIRNA KA HELIDA QABIILKA WAA IN AY SOOMALI TAHAY OO KA MADAX BANAN TAHAY JAAHILEENA SOOMALIYEE EE QABIILKA ISKU DILAYA WAA INA AY ILAAH KA BAQDO LEEDAHAYNA KARTI AY HADII AYSAN WAX AQOON WAX KU BARAN KARTO WAA IN AY NOQOTO ENY KALAR MADOOB. CADAAN MAARIIN WAA EXCEPT WAXA IIGU WAYN WAA 3 QODAB 1- DABEECADA 2-- DACAD NIMADA 3- IYO EDEBTA QOFKA HAWEENKA INTA KALE WAA LAGU BARAYYAA HADADAN AQOON HADII AAD TAHAY MID KA BAXI KARTA SHARUUDAHAA II DHAAF MASSAGE HALKAN BY-ROYAL
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Haddii ey run ka tahay aniga ayaa doonayo inan ku barto. 1. Waxaan deganahay USA 2. Wax waan bartaa 3. Age iyo madibkabo intata sheeegtay waa yahay. 4. Emailkaga ii soo sheeg si aan kugu soo email gareeyo. I am looking forward talking to you, Insha Allah. Salaama Caleykum.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Royal I am Somali I am Hawiye I am 21 and last year of collage at George Mason University I am 5/8 120 lb My middab is maariin I do pray 5 times a day and tarawiix the maonth of ramadan and I do fast I do not Hijab but I dress decent I have never been married but I like the idea of getting married young of course he has to be Somali and must be Hawie 1) I do have dabeecad fiican 2) Very daacad 3)I have naag somaali edeb ti laga doonaayay and more Inta kale I can chalange any man.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date How tragic that even our youth are still so consumed about tribalism!!!
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hey u said qabiil don't mather why did u mention it then all of u are nothing but sick specially those of u who mention tribe shame on u sorry to said that but that is how i feel I may get some relieve by saying this. good luck for ure sereach
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO, DHAMAAN WALAALAHAYGA SOMALIYEED RAXMO, MARIAN, QAYS AND ANOUS WALAALAYAAL WAD MAHAD SAN TAHIIN DHAMAAN TIIN MALSE MARKA HORE WAXAAN RABAA INAAN U JAWAABO SXB QAYS YARE SXB SIDAAN KU QIYAASAY WAXAA TAHAY NIN DHALIN YARO AH OO CAQLI BADAN LAKIIN WAXAAN RABAA INAN KUU SHEEGO SABABTA KALIFYTAY IN AN HALKAAN KU MUUJIYO DHALA SHADAYDA SXB WAXAA LAGA YAABA MAADAAMA WADAN KEENII 10 SANO COLAAD AAN JOOGSAN AY KA TAGAN TAHAY IN WAX WALBA AY IS BADALEEN, WAXAAN TUSAALE KAAGA TUSI KARAA MARKAAN IRAA GABAR BAAN DOONAYAA AMA IS BARATAA WAA INAAD QOFKA IS BARTAA OO USHEEGTAA DHAMAAN WAXAAA TAHAY HADII AAD ISKU RAACI KARTAA IYO HADII INTA UU SAN WAQTI KUGU LUMIN BARINA QABEEL IYO BOOG AYSAN KUSOO KACIN SXB ANIGU WAXAAN AHAY NIN KA MADAX BANAN ARIMA QABIILKA BALSE SIDA QURAANKUBA SHEEGAYO ILAMA QALDAN LITA CAARIFUUN OO QURAAN KAABA SHEEGAY INAAN ISKU GARANO, SXB WAXAAN KALOO KUU SHEE GAAYAA HADAA JOOGTO NORHT AMERICA, MARKAAD SHAQO BUUXINAYSO SOW LAGUMA WAYDIIYO RACE KA AA TAHAY AMA HAKU DIIDEE AMA HAKU QAATEEN BE SMART BRO, OO MEESHA XUN EE HADALKA LOO LEEXINAYO SOOMALI HORE AYAY UGU LUMEENE WANAAGA HALA BADIYO, RAXMO IYO MARIAN HADII WALALAYAAL AAD RABTAAN INAAD ILA SOO XIRIIRTAAN WELL COME SIS EMAIL ROOBLE99@HOTMAIL.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Royal af la yaqaan baad ku hadashay. Waxaad tahay geesi wuxuu rabo yaqaan.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Royal Somaalidu waxay ku maahmaahdaa ** Singi ma suulo walow suulashaba kaa galo** Afka xaaji made a national day in qabiil la duugo and God knows what he did . Marka ninkaagan isugu wacay Royal haddana daarood baan ahay leh aa rabo in uu iga dhaadhiciyo qabiil is not important for him , my friend you have a uncurable decease I do not need your EMAIL I was unswering your stubit add so you would know that you are preaching what you do not prictice, however you were too small minded to get the bunch line.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Mariam Sis, you and all the people who think Royal is stupid or not practicing what he preaches are making mistake. To begin, everyone is coming from Qabiil/tribe and no one can deny. We all grow up using qabiil, coming here and having an idea of we all should ignore or forger is too impossible and we all know that. We all categorized by qabiil but any one who discriminate or judge others by tribe is wrong. To Royal, I agree with you we may mention our tribe when we arenot using or interesting tribe. Salaam Caleykum
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to, marian sis marka hore waad i cayday anigoon ku aqoon waligayna xumaan kuu quurin waxaa tahay gabar soomaliyeed waxaan hadal kuu gu gaabinayaa royal waa magac aan jeclaaday inaan halkaa ku qorto lakiin hadaan ka ii quuri wayday waana badashaye iigu yeer magacaad rabo takale waxaad isku sheegtay inaad tahay qof aqoonleh balse waa beentaa oo hadii aqoon aad leedahay kuma hadaaqdeen ereyaday nacasnimada leh qof aadan aqoon waxbana kaa samayn takale shuruudaha aan ku qortay haalkaan waxaa ka mid ahaa aqlaaqda iyo xishoodka labadiina wadadoodii mahaysid ee ilaahay haku soo hadeeyo gardarada iyo afxumada iska daa waxaa tahay gabar walaasheena
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI GIRLS! I AM SOMALIAN MAN AGE 27 AND NEVER MARRIED. DAGAN MINNESOTA FINISHED SECOND YEAR UNIVERSITY GOING FOUR YEARS ENGINEERING HAVE NICE JOB TOO. I AM LOOKING NICE HONEST SOMALIAN GIRL TO MEET AND IF WE HAVE "CALAF" TO GET MARRIED. MY E_MAIL "BADAR10@HOTMAIL.COM"
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO: Abdi No wonder all the unmarried guys from minnesota. GUYS I GOT ONE WORD FOR YOU ALL""""""""""HORNEY""""""""""""""""""""
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo waxkabarta wadanka INDIA 1)DADA:22YRS 2)DHERERKA:1.85CM 3)QABIILKA: 4)AQOONTA: F.YEAR OF COLLEGE Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo waxkabarta wadanka INDIA welina aan gaadhin isku filaansho dhaqaale uu ku guursado balse waxaan ahay nin aad u hanwayn oo jecel in caruurtiisu u shaqayso afartan jirkiisa 40yrs. Run ahaantii waxaa laga yaabaa in akhristayaasha qaarkood ku qoslaan oo ay is yiraahdaan (ninkan dhalinyarada ahi muxuu gabdhaha kawaalayaa hadaanu awood dhaqaale lahayn)taana waxaan kaga jawaabayaa waatii nebigeenu yiri dumarka waxaa logu guursadaa 5shan sababood 1)(lijamaalihaa) oo ah quruxdeeda 2)(linasabihaa)oo ah nasabkeeda ama reerkay kadhalatay well respected family 3)lixasabiyaa 4)(lidiinihaa)oo ah diinteeda ama gabadh wadaada oo dhawrsoon matahay 5)(limaalihaa)oo ah maalkeeda ama matahay gabadh maal lagu raaco Maantana sidaad ogtihiin europe iyo maraykanka iyo canada haday gabadhu joogto waxay ka dhigantahay in ay maaleedahay yaanayba haysan wax hantiyahe...oki,, Marka waxaan ku xidhayaa shuruud ah inay joogto europe, U.S.A CANADA,AUSTRALLIA Waxaan kaloo marka horeba cadaynayaa inay tahay u jeedadaydu ama hadafkaygu in caruurtaydu ay ku dhalato meel fiican oo ay ku barbaaraan deegaan aqooneed.Waxaan kaloo cadaynayaa inaan ahay nin xilkasa oo dhaqaalaysandoona xaaskiisa<his life partner> SHURUUDAHAN WAA INAY LAHAATAA: 1)QABIILKEEDA:DAROOD, , 2)WAA INAY TAHAY GABADH DHOWRSOON AMA WADAAD 3)INAY JOOGTO: EUROPE MARAYKANKA IYO CANADA AUSTRALLIA 4)CIMRIGEEDA AMA DADEEDA:20--30 INTA U DHEXAYSA 3)QURUXDA:DHEXDHEXAAD Hadii aad daacad tahay igala soo xiriir E_MAIL:xarago77@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date saxiib, I dont want to discourage you, TO me YOU seems to be someone who is Daneyste(opportunist) and Qabil minded WHY? i will the reason because you the person tribe as condition,second YOU asked for girl Who lives in Europe ,Australia And USA the other think is i dont think a somali Guy who is 22 year with sound Mind will ever marry a women who is 30 never, Unless he,s desperate, FYU> i am a man
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi xaragO: SXB marka hore waxaad tahay nin dhalinyaro ah oo u jeeda leh waxaan rajaynayaa inay noqoto ujeedo fiican adigana kuu meel marta.Seconly sxb waxaan kuu sheegayaa hadaad nin dhalinyao ah tahay maxaa ku fududeeyey shaqsiyan waxaa iga talo ah inaad ka tanaasushid oo aad danahaaga iyo muhiimadaada ka raacato...... geltleman......
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To all of yu who mentioned Qabiil I am someone who also has a Qabiil. I understand it when u say that maybe there might be a problem which could arise due to Qabiil but that is nonsense. If u are interested in someone even if she is from Your Qabiil she might be your worst nightmare. What God has written down will happen if you are planning a particular Qabiil maybe u wil marry the unintended and live a happy life hopefully and u shall note how u judged wrongly. It is sad after all the somali peole went through this thing is still in your blood. If you are a Gods type of person u wouldn't have thought of Qabiil. Please be Human next time, if someone asks u about your Qabiil tell them to piss off they should know u as a person not as a tribe. To me it's just a name and means nothing but in this outside countries they are worse than Africa. Ciaos.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date S/Aleekum: To Xargo Soomaliyee waan idin wada salamey,Xargo aboowe runtii rayigaaga intii hore wan ku raacsanaa laakin aniga waxan ah gabar Soomaliyeed waxan joogah USA waxan ah intii hore oo aad shegtey bal seh ka xumahaye in aan aheen gabar DAROOD ILaah ha ku sahlo waxan ku shega Calafka Qaabiil ma leh Abowe Qabiil waa kan manta Dhul la aanta na dhigaye, nin yar baa tahaye iska dah Qabil mise Guri qabiil maa ku soo kortaye? CALAF LAMA DAGO LAM DIIDI KARO WAA DEEQ ILAAH.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waan idin salaamay dhamaan waxaan ahay nin somaliyed oo degan washington dc waxaan rabaa gabar aan is jajabsano 1-qabiilkeyga midgaan kaba tole ah 2-da,da 52 sanno 3-dhere 4.4lbs 4-shaqada on welfare haddii ay jirto gabar nin raadis ah qabilada qaarkood waan iskala weynahay marka waa in ay ahaato oo kaliye darod ama oo kaliya intaa iyo______________________________
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to::gabadha degan washinton..CALAF LAMA DAGO LAMA DIIDI KARO WAA DEEQ ILAAH.......from::::xaraggo..... walaal marka hore waad mahadsantahay marka labaad waxaan kuu sheegayaa inaan ka cudur daaranayo dhib ama cilad katimid xaga computerka oo iga masaxay messageka sidaan u qoray markaa waxaan filayaa in lafahmi doono dhibku meeshuu kayimid......mahadsanid..CALAF LAMA DAGOO LAMA DIIDI KARO WAA DEEQ ILAAH...............
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Pll can i mention one thing whether u don't like qabiil, whether u don't like to use....whether u denie it.....I'M SORRY BUT IT'S THE WITH U FOR EVER nothing can take it away.. WHETHER U LIKE IT OR NOT........ AND ONE MO THING........WHEN IT COMES TO GETTING MARRIED WHETHER YOUR RELIGIOS OR NOT..... THE ISSUE "QABIIL" WILL COME INTO ACCOUNT BUT IF U R TRUE MUSLIM...U DON'T JUDGE PPL BY WHAT THEY R.....BUT HAVE THE RIGHT TO FIND OUT WHAT THERE PARTNERS R............. AND TO THOSE GIRLZ....LISTEN BY SAYING ....... WE DON'T USE "TRIBAL THINGZ" OR IT'S NO GOOD U JUST A BUNCH OF HYPORCRITS///////CUZ USE U DO USE IT.....BUT JUST DENY IT........U THINK BY SAYING THAT WE R GONNA THINK WOW SHE'S COOL..THAT DOES NOT MAKE U COOL........... U HAVE TO BE SMART...AND COME UP WITH A LOGIC SITUATION.....NOT UNDER TAKE YOUR IMAGINATIONS... I'M ONE FRIENDS WITH ALL REGARDLESS THEIR TRIBE NEBERTHELESS I KNOW WHAT MY FRIENDS AND THEY KNOW MINE.......BUT HEY GUESS WHAT,,,,,WE don't ABUSE EACH OTHER FOR IT.....so take that is an example////?if u think finding out others tribes r is starting conflicts............ take my word for it AND BY DA WAY I DON'T BLAME ROYAL FOR PLACING HIS TRIBE ON DA BOARD B/C IF I WAS U AND INTRESTED I WOULD DEFINATELY WOULD WANT TO KNOW WHAT SPECIES HE BELONGS TO??????????LOL..... I'M OUT SO BE COOL.......we live with those thingz we cannot barry this.....we where tribalized so we can tell each other apart......??????? I'M OUT NO OFFENCE.....AND NO HARD FEELINGZ PEACE AND LUV
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date HI! Ladies I am 25 years old 2nd year chemical student Universsity of Toronto Tribe: Uwaa Jaliilow Height: 6.2 Colour: chocolate Eyes: indho orgi Hair: coloured hair Weight: 210lb Looking for tall muscle shaped somalian girl who likes cinema,opera shows,gym,nightclubsand chinese restourants. My consideration:honest,active,social without madax shub caring,beautifull and from waberi west tribe is not neccessary. take care & I Luv ya
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAA RABAA IN GABADHII RABTA IN AY GUURSATO MIDGAAN ILA SOO XIRIIRTO ANIGA LAAKINN WAXAA AHAY FINE LOOKING NEGAR.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date 2 all my "dhex dhuujis friends" Pls stop fooling around. This not da place to advertise "ones self". If ya wanna get married go and find in real life. Cuz ya don't know who ya messin' with in here. He can be and ugly bastard..so to all my Somali girls don't be fooled by the da fools. Sincerely,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO XARAGO S/ MAADAAMA AAD JOOGTO INDA WAXAAD KA HELEE GABAR MUSLIM AH EE KARAADSO MIDA KALE MAXAA KUWAALAAYO WAAD YARTAHAY MA II SHEEGI KARTAA SAAXIBB MAHADSANID.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO XARAGO S/ MAADAAMA AAD JOOGTO INDA WAXAAD KA HELEE GABAR MUSLIM AH EE KARAADSO MIDA KALE MAXAA KUWAALAAYO WAAD YARTAHAY MA II SHEEGI KARTAA SAAXIBB MAHADSANID.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Monday, November 13, 2000 - 12:53 am Saxib Xarago Ilaah hakuu sahlo arintaada adiga iyo intii daacad wadata.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 24, 2001 - 08:02 am This message is intended for mr Royal who has opened this dating agency website .first of all you look very genuine and determined- all the best my brother. you have also shown a very strong way of dealing with criticisms and that is the way forward. I do strongly agree with you that you have mentioned where your origin is as that is important and i believe you had good intentions of bringing up that subject.However this might be a very volatile topic and different people might react to it in a number of ways and some may even attempt to potray you in a very evil manner. Be strong and seek your dream and the Lord will fulfill your ambition in a very reawarding way. you have nothing to be afraid of as you have brought up a very contraversial subject and you can handle it right here right now. ladies give this geezer a chance and make him your prince charming .ALL THE BEST BRO!
|