Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Good humour !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhan (Public user)

Unrecorded Date
Maalin maalmaha ka mid ah, baa waxaa loo sheegay
nin in naagtiisa loo dabo maro ; oo hadaadanba
lala joogo. Wuu soo raacay ; oo kuu dhuuntay albaabka geeskiisa ; ninkii markuu soo baxay
oo arkay ninkii naagta qapay iyo dadkii oo buuxa
buu aad naxay oo is dhahay maanta aduunka kuugu
dambeys ; Ninkii naagta qapay baa wuxuu ku dhahay
hadaad naagtayda ii dhaafi waydid sidaan baan maalinkast kaaga nixin oo kuugu gaban albaabka
laabkiisa!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IIDOOW (Public user)

Unrecorded Date
DHUSUNTAA FARTAA GALLOOY EE NUUSOOY WAR MEELLE ME KE HAAYTO.