Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): QIIMA MA LEH LAAKIIN CAR HA QOSLIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warcadde

Monday, March 26, 2001 - 12:11 pm
Nin sac wata ayaa laamiga lift u soo istaagay waxaa u istaagay nin baabuur yar wata markaasuu ku yiri waan ku qaadi lahaa laakiin saca boos uma hayo, wuxuu ugu jawaabay micna ma leh sacanu aad ayuu u dheereeya baabuurkaan dabada uga xiraynaa
. waayahay ayuu yiri ninkii siciina baabuurkaa gadaal looga xiray. xoogaa hadii la socday ayuu ninkii gaariga waday wuxuu muraayad haadka ka arkay sacii oo indhaha ka mirigmirig siinaya ninkii saca lahaa ayu waydiiyay wuxuu sucu indhaha uga mirigmirig siinayo wuxuu ugu jawaabay adeer iska daa waa caadadiisa jidkuun wax yar u banee markuu inuu wax baaso rabo ayuu indhaha isku qabqabtaaye.

Garabkiina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ad

Tuesday, March 27, 2001 - 03:59 am
haaaaa haaaaaa this is great iam loughing so much tank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

12

Tuesday, March 27, 2001 - 04:43 am
looooooooool ar goormuu wax dhafaa asaaba la jiidooyaaa..that was real good one

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 01:32 pm
anigu ma-ogeen lodu iney indhaha mirig-mirig kasiin karaan
waxaan umaleen jirey dadka lee iney saas indhaha mirig uga siinkaraan

good one

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal

Friday, March 30, 2001 - 05:02 am
Sxb, aad baan ugu qoslay sheekadaan, Laakiin adigu ma maqashay ninkii waalnaa ee madaxa ka qaaday sariir (moollo ah) magaalo oo geeyey magaalo kale oo u jirta 20km, ka dib lacagtii la siiyay ayuu ku soo raacay gaari si uu ugu soo laabto magaaladiisii.