Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Nin reer-miyi ah oo dhaqtar u tagay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geedi-shaambow (Public user)

Unrecorded Date
Nin reer-miyi ah ayaa xanuunsaday kadibna wuxuu u tagey dhaqtar. Dhaqtarkii ayuu u sheegay in laga hayo caloosha iyo wadanah. dabadeena dhaqtarkii baa ku yiri

labadaan kaniini qaado, kan cadcad waxaad u cuneysaa caloosha kan gudguduudana waxaad u cuneysaa wadnaha ma garatay?

ninkii reer miyiga ahaa baa yiri: anigu gartaye asagu ma garanayaa meeshuu aadayo>>>>>>>>>>...


gix gix gix........ later boys/girls

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adamshaik (Public user)

Unrecorded Date
ahahahaahah hahah ahah hahah
waad iga qoslisay saaxiiboow "kaniiniga magaranaa aniga gartaye" yaah walaahi war waaye iyadana

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
That's good question. Very funny man! thanx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

phaysal

Unrecorded Date
waa su al da wayn oo madaxa daalinaysa oo qosol badan honestly i never thought about it.
magaranayaa isagu hehehehehe thnx 4 the joke

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

thegirl2000

Unrecorded Date
its a verry funny joke
thanx man````ha ha hah ha huh gix gux

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dj

Thursday, July 13, 2000 - 02:55 am
ohhhhhhhhhhhh,,,, I can't laugh,,, Funny,,
hahahaahahahhahhhahh