Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Muuse
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muuse Samantar Faarax (Public user)

Unrecorded Date
Labo gabdhood ayaa bas isla soo raacay. Mid waxaa la yiraahdaa Caasho(waa gabar cad) mida kale waxaa la yiraahdaa Shuun (waa gabar dheer). Shuun ayaa waxaa la soo gaaray meesha ay ku dagi lahayd.
Markii ay rabtay shuun in ay baska ka degto ayaa Caasha oo rabtay in ay Shuun macasalaamayso ayaa waxay tiri " SHUUN DHEEREEY MACASALAAMA "
Markaa dadkii oo baska ku jiray ayaa hal mar waxeey isla dhaheen " AHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHAHHAHAHAHAHAHAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar (Public user)

Unrecorded Date
That's good one. Keep up the good ones man.