Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Ila Qosol - Jokes (Current): Waxaan hubo ayaan hayaa (ila qosol)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaale

Saturday, March 31, 2001 - 10:44 pm
Nin dhagoole ah ayaa saaxiibkiis u dirsaday inuu naag u soo shukaamiyo, ileen asagu ma hadli karee.
Dhagoolkii iyo saaxiibkiis ayaa isu raacay gabadhii, saaxiibkii intii dhagoolka u shukaamin lahaa ayuu gabadhii shukaansi ku bilaabay, inta gabadhii ka dhaadhiciyay in ninkani dhagool yahy oo uu san waxba maqlayn(yacni inaysan u bixin).
Dhagoolkii sheekadii uma bogin oo wuxuu dareemay in saaxiibkiis gabadha asagu isu wado. Dhagoolkiibaa inta gabadhii gacateedii soo qabtay ayuu Guskiisa gacant u galiyay(Yacni alaabtaan ayaan haystaaye ka waran). Gabadhiibaa dhagoolkii raacday kuna tiri saaxiibkii:-Walaal waxaan hubo ayaan hayaaye macasalaamo.


Lol lol lol lol
Hope you liked it

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kayse

Saturday, April 14, 2001 - 08:55 am
lol lol lol, the best so far