We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Maalin maal maha kamid ah baa Hassan damiin soo gaaray Midtermigii asigoon waxba aanan aqoonin Waxaa uu aad ugu walwalay maal mihii oo kahoreeyay oo dhan. Waxa uuna kufikiraayay siduu igu baasi lahaa imtixaankaas. Maalintii danbe ayaa lagaaray imtixaan kii asigoo natiijo kagaarin fikirkiisii. Balse nasiib wanaag waxa uu helay qash oo safiican ayuu ugu guulaystay imtixaankii. Macalimadiisa oo ku ogayd damiinimo ayaa layaabtay markiga imtixaankiisa. Maalin maalmaha kamid ayaa macalimadii waydiisay sida uu wax ubarta maalintaa. Waxase uu ugu jawaabay in uu cunay buugii oo dhan. Macalimadii ayaa su'aal kucelisoo tiri miyay shaqaynaysaa markaasuu yiri isku day adigaa arki doono fa'iida deedee. hotmail: ugaaska@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date saaxiib can you tell me dulacda sheekada waayo i dont know waxa aad ka wado he ate buugii
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date maan fahmin waxaad uga jeedo waxa la qaatay inaad ku qorto somaali jilicsan oo uu G. GODE. uu isna fahmi karo. try again.
|