Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Oday baadiyo ka yimid[ila arag odayga]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman galey

Unrecorded Date
Odaygaan wuxuu ka soo tagay baadiyo oo wuxuu yimid xamar odayga wuxuu ku soo dagay suuqa siinaay wuxuu na yimaaday bacdul qada markaa suu wuxuu ku leexday maqaayad ku taalay suuqa siinaay maqaayada khadadii way dhamaatay waxayna diyaarinayaan cashada.Odaygii oo gaajo xun hayso ayaa u imaaday kabalyeerigii markaasuu wuxuu u tixay baasto,suqaar, buskeeti,& alaabo badan markaasuu ku yiri kabalyeerigii odaygii waxaa soo dhan waa MAAFUSH odaygana maafush ma yaqaano micneheeda lakiin wuu maqlay wax badan.Odaygii wuxuu yiri adeeroow maa fushka naftarkiisa maraq iigu soodar gaajo ayaa iheesee.kabalyeerigii qosol .lol wixii faahin kala soo xariir cismaan galey ama 1800osman ama osman108@hotmail.com