Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Marqaan yaab leh[ila arag macalinkaan]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

osman galey

Unrecorded Date
Macalinkaan wuxuu soo qaatay sadax marduuf oo qaad ah markaa suu yimid gurigiisii.Duqa waxuu u fadhiistay jaadkii inuu cuno macalinka markey ku tagtay labo marduuf oo qaad ah ayuu kululaaday markaasuu jaakad oo qabay siibay ayuu wuxuu dhamcay inuu suro musbaar guriga ku yaal ilee waa guri dhalinyaro ah oo hadana shiid iskugu yimid odaygaan marqaan daraadiis jaakadkii ayuu intuu sooqaaday oo wuxuu rabaa DAQSI OR DUQSI guriga ku dhagan inuu suro wuxuuna u maleenaa musbaar markuu u dhaweeyo daqsigii ayaa biibaa jaakadkiina way soo dhaceeysaa asagii yaah handara daqsigii ayaa wuxuu ku dhagaa dhinac kale markaa suu raacaa daqsigii hadana wuu suraa markii danbe wuxuu daqsigii ku dhagaa kurkiisa markaa suu arkaa oo wuxuu damcaa inuu suro jaakadkii.lol by osman galey 1800osman or osman108@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, June 23, 2000 - 05:35 am
sheekadaas qofkii ku dhacday ayaa soo warin kara
kaliya so it must have been you!!