Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ila qosol fadlan si īdegan u fahan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabriil- galool

Unrecorded Date
bari ayaa waxaa jiray nin iyo naag is qabay, waxay lahaayeen hal dameer oo kali ah kaas oo ay xaabada ay masaruuftaan ay ku soo qaa danjiray siday xaalada sidaa u ahayd ayey abaar dhacday taas oo dameerkii kadhigtay caato amaba xaas sababtayna in uu qaadi waayo tankii uu markii hore qaadi jiray,maalin maalmaha kamid ah
ayaa dameerkii oo xaabadii qaadi la oo magaaladiina loosoo dhow yahay ayuu ninkii waxuu arkay islaan magaalada kasoo adeegatay oo dambiil wadata waxuu waydiistay in ay siiso basbaas , naagtiina waysiisay basbaaskii ayuu ninkii dameerka dabada kaga jabiyey dameerkii xaa bada qaadi la aa wuu cararay ninkiina basbaaskii dabada iska mariyey si uu u gaaro dameerka sidii la iskula cararaayey ayaa la soo gaaray naagtii oo
sidii caadada ahayd taagan magaalka afkiisa waxayna aragtay ninkii iyo dameerkii oo orad ku dhaafay markaasay tiri waar maxaa dhacay,ninkii baa wuxuu yiri naa hadal majira ee jab kaa isa soo mari, sidaa ayey reerkiina ku biil beeleen maalintaa !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Waryaa Qalool,

Waxaad soo qortey mid original ah ninyahow, well done bro. Thanx making us laugh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godogode

Unrecorded Date
war ninyahoow ilaa iyo hada wax macno ah oo halkan aad ku xustay anigu iima muuqato so please next waxaan kuu rajaynayaa inaad soo diyaarsatid sheeko macquul ah otherwise dont write waxba