Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): BADOWNIMO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak Abdinur

Unrecorded Date
MAGAALO YAROO ROCHESTER LAYIDHAA KUNA TAALLA STATEKA MINNESOTA EE WADANKA MARAYKANKA AYAA WAXA KA DHACDAY IN UU NIN SOOMALI AH TAGAY DHAKHTAR KA WEYN EE MAYO CLINIC SI BAADHITAAN LOOGU SAMEEYO. MARKAA DHAKHTARKII AYAA WUXUU WEYDIIYAY NINKII IN UU KU DHACAY CHICKENPOX MAR HORE, MARKAA WUXUU KU JAWAABAY "NO BUT I WOULDN'T MIND TO TRY IT OUT SOME TIME!"
WUXUU U MALEYNAYEY IN LA WEYDIIYA INUU CUNTO CUNTOOYINKA KA MIDA INUU HADA KA HOR CUNAY...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Oh man, that's funny. Thanx.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qulunquul

Unrecorded Date
qulunquul

waad salaamantihiin waxaan idin leeyahay aad ayaad uhadal badantihiin oo waxaan umalayn inaad hadalka aad isbitaal ugali doontaan ooo laidinka dooxi doono sidaa iyo nabadgalyo


qulunquul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuku

Unrecorded Date
to qulqul or qulunqul

arooy xaa kaa galay wixii hadlaa yahooy hadaad coomaadi tahay dad hakaa bashaalaan ee afkooda udeey karood cilan afka ha kaagalee yaaaaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Arrey Kuku

Adigaaba ka daraye. Maad Cabdulle Raage qisooyinkiisa mid noogu sheegtid.

Arrey yaaaayah !!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuku

Unrecorded Date
aray igaarkoo xaafadaanya biyo ka shubaa aa yiri luqad ingiisaa barahaa maalin isagoo shaqeehaaya
muluqyo banooni dheelaa ay ku dhufteen banoonigii
aasow waxaw yiri yahooy (childrenkaan childreenku dhalay aawey fatheradooda xaysa bolka noogu dhufahaayaan ki ki ki ki ki ki ki!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koombe

Unrecorded Date
waan u bagey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYE

Monday, October 09, 2000 - 06:39 am
THAT WAS FUNNY GUYS!

ANNA TANAA ARKAYE BAL ILA FIIRIYA.

YAR AAN SXB NAHAY AYAA KA SHAQEEYA RESTAURANT MARKA MAALIN AYAA WAXAA SOO BOOQDA DADKII UGU BADNAA INTII UU FURNAA RESTAURANTIGA, MARKA YARKII BAA RABAY INUU NOO SHEEGO ARINTA DHACDAY MARKAASUU YIRI MAANTA BAARKAAN KA SHAQAYNAYEY RECORDKAAN JABINAY. MID MEESHA JOOGAY BAA YIRI OO MAXA JABISEEN , MA DHULKUU KU DHACAY WUXUU U MALEEYEY KAN LA DAGAYTO OO SOMALIDU RADIYAHA U TAQAAN. ANINA MAXAAN SAMEEYEY HEE SIKALE MA IGU TAQAANAANE WAA QOOOOOOOSLEEEY AH CAAAAAC XAXAXUU