Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ODAY MARQAAMAY[ILA FIIRI SAXIBIYAAL]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OSMAN YARE

Unrecorded Date
ODAY AYAA INUU SOO QAATAY DHOOR KIILO OO QAAD AH OR DHOOR MARDUUF AYUU IYIM NIN SAXIIBKIIS OO XAASLE AH MARKAASUU KU QAYILAAYAY GURIGIISII MARKAASUU NINKII XAASLAHA AHAA KU YIRI WAR WAAYNU JIIFANEENAAYE DARSADA KU CUN QAADKA MARKAASUU YIRI WAAYAHAY.NINKII MARKUU MARQAAMAY AYUU MASKAXDIISA KA TUSTAY INUU REERKA DHARKIISA U SOO URAAAR MARKAASUU GO'AANSADAY INUU DHARKA U DHAQO WAX WALBO AYUU SOO DIYAARSADAY MARKAA SUU BILAABAY DHARDHAQIDII MARKUU DHAMEEYAY WAX WALBO AYUU INTUU FURAY GURIGII NINKII AYUU KA KACIYAY REERKII AYUU KU YIRI GO'A SARIIRTA SOO DHIIBA IYO DHARKAA XIRANTIHIIN.GAX GAX GAX GAX FIQ FIQ FIQ
OSMAN YARE OR OSMAN108@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Osman Yare, Sheekadii shaaxa eed qortey igama degin,laakiin tanaa si fiican iiga degtey igana qosolsiisey. thanx saaxiib.