Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): "BAASHADA WAA WAXAAN U IMIDE"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Islaantoo iyo wiilkeeda ayaa ku noolaa baadiyaha Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.Markii dagaaladii gaareen ayey reerihii u qaxeen Kenya, Wiilkii oo waligii aan magaalo arag ayaa Utanga ku ilbaxey.

Sigaar, Jaad iyo Xiirantiina looga caal waa. Maalintii dambaa islaantii iyo wiilkeedii 'bug' Europe ah loosoo dhameeyey oo waxey ka degeen Europe. Wiilashii ay qaraabad ahaayeen ee airport-ka kasoo qaadey ayaa intey xaafaddoodii usii wadeen waxey mariyeen waddo haro u dhow. Haradii oo dharkii la iska wada dhigey summertime bey aheyde bey arkeen. markaasaa islaantii cawdo billeysatey. Kadibna dhowr yar yaroo labo labo isu dhuuqayaa la arkey, asey islaantii tiri "oo eeddooy maxey afka afka isugu wada rideen?". Maarkaasuu wiilashii mid ka mida yiri"eeddo basho lee waaye noh, waa la is baasheeynooyaa." Asuu wiilkeedii soo boodey oo yiri " haaahaaa, Baashada soo waxaan u imid maaha". Asey islaantii intey dharbaaxo ugu shubtey tiri" waar hanna harmin,haddaad dooneysaa inaad gaalo dhareerkeeda dhuuqdo, uf".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ikram

Unrecorded Date
i'm sorry but your story realy sucked, sorry but i got to be honest about it, every old somali lady or man say that all the time [ maxay afka afka isugu wada ridaan] so next time get something entersting, for instance something that no one ever heard of or know about. bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaafi99

Unrecorded Date
qax qax qax, qux qux qux.......War madar waadna bambaanaysaye waa maxay..... I laughed so hard I thought I was having a heart attack.....
thanx man.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Madar

Unrecorded Date
Oh dear, Ikram, my sister thanks for your comment, but if you've got such a thing that no one has ever heard before as you've said, why not share it with us then. Until then we keep trying to create such a jokes wether you like it or not.

This is for Kaafi99. Hey Kaafi, how do you know that heart attack makes people laugh so hard. If that's true let's have a heart attack together(just kidding). Thanx Sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

asas

Unrecorded Date
dxfdsfsdf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMSTERDAM

Unrecorded Date
THANX NIGGA, YA HAVE TRIED YA BEST, BUT GET NEXT TIME SOMETHING MORE FUNNY!!!!! YA'ALL GIVE IT UP FOR THIS FOOL!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sadoleyla

Unrecorded Date
to all sorry ass that responded to this devauling joke, i must say that while i found the joke itself to be an ingonrant version of sexual deprevation of somali culture, i also found your remarks rather anonying and narrow minded..............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
well to all u people who has the negetive respone
to this joke i feal sorry for u. just because he did something that all of u could not think about does not mean his joke suckt. And kaafi dear if u get a heart attack evrey times u lughed what r u still doing in this world?

keep doing what u do sweety love ladan f.denmark.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macaane

Unrecorded Date
Dear Sweety love Ladan F. from Denmark, may I say I love your response.

You're so cute when you speaking, I wonder if you that cute in your appearences. Greetings love.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

to macaane.

Unrecorded Date
dear macaane. sweety ppl with mine is better then ppl with looks but in my case i have both and feel good about it . thanxs for u to take the time to write my respone.

love ladan......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shiro.G

Unrecorded Date
Hi. Ladan I have one ? 4 u 'cause you've said
u got it all. He goes woman....what does the
right butt cheeck tells the left butt cheeck?

ha ha ha ..watch out the midle guy, he is an ass hole

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
It tells lets meet between cheek's Shire, So Shire your Invited to be between Ladan's cheek's so eat it and have fun with it.!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ladan

Unrecorded Date
i think i u were between my cheek,s u will have being in havin sweet think but u r not so dont com with bad jokes if u dont have what it taces to be a realy man lol love ladan.......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Afuufoow hanii galee meesha wax maku haysiin
Get reall People- Baranbaro wax ka fiican aan sugeynaa.

Dhaqsada hee shamcuunkana iska shabiya intii qamzariirka la idin ku dhufan

see you again masyaal

Samatar

Unrecorded Date
Saxiib sheekada wa mid lagu qoslo lakiin wax baan ku darsan lahaa dhamadka sheekada waxaad tidhi islantii markay aragtay dadka is dhuuqaya una inankeedii yidhi waba sheekadan u imidba ayey islantiin dhirbaxyo kaga jartay waydiisay inamadii la socday dib ii noo celiya airportka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaasalaax

Unrecorded Date
To all "negatives":

This page is sharing jokes,so if you heard a joke don't think all know it as ya do. Jokes also ai'nt serious, so no dissin'/sis bro.If ya ai'nt like it do'nt give a damn!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdala

Unrecorded Date
hey leute das das wirklich nich lustig
hey wie sind ein volk Mit sehr grosse humor ich fand das langweilich komm demneachst mit was anders

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

babagee

Sunday, June 25, 2000 - 01:10 pm
the working class and the capitalism.

wiil 6 jir ayaaa abihii weydiiyay waxa laga wada capiatalism (hantigoosiga, dadka shaqaalaha ah (working class), xukuumadaha, dadka iyo mustaqabalka. aabihii baa yiri "beri baan si fiican kuugu sharaxayaa ee waxaad si gaaban u ogaataa, anigu waxaan ahay capitalist maadaama aan lacagta anigu keeno, hooyadaa waa xukumada (government)maadaama ey guriga maamusha, booyasada (nany) waa working class maadaama ey noo shqeyso, adiga iyo walaakaa kaa yar waxaad tihiin dadka dadka maadaama aan idin maamulno, waxaad kaloo tihiin mustaqblka (the future)" wuxuu kaloo raaciyay "ka sii fakar beri baan inta kale kuu dhameyn doonaaye" habeenkii baa la gaaray,wiilka walaalkiis ka yar (baby brother) ayaa isku xaaray habeenkii, wiilka weyn wuxuu isku dayay inuu hooyadii toosiyo, wuuse toosin waayay, ka dib wuxuu aaday qolkii booyasada, waaba aabihiiyoo rifaya jaariyada(booyasada)!.wiilkii subaxii buu aabihii weydiiyay inuu u baahanyahay in loo sii sharaxo, wuxuu yiri maya aabo, hada waan fahmay wax kasta, wuxuuna yiri"dowladu wey iska hurudaa, capilismku waxaa daaqaa working class, dadka lama dhageysto, mustaqbalkana xaar buu dhexjiraa"
ma waraa yaalahoo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Wednesday, July 05, 2000 - 08:44 am
To babagee

Mahadsanid bro realy qosol ayay ahayd sheekadaada, waxay cadeenee ciyaalka samankaan jiro in aysan ubaahneen in loo sheego sheeko dhameeystiran oo wax walba iyagaa iska dhameeystiranaya thanks again bro.
Wasalaam.