Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Cabdi "Majee"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Unrecorded Date
BERI Aaa annaga oo 3 wiil oo iskaabulo ah ayaa waxaa noo yimid wiil cabdi la yidhaahdo oo reer baadiye ahaa ,markaa kadib ayaa wuxuu na weydiistey inuu 2 habeen nala seexdo waayo safar ayuu ahaa.

Wiilkii waan soo dhoweyney .markaa wiilku weligii surwaal muusan xidhan waxaan macawis ka ahayn.
marka qolka aan seexanno meesha bottomka nalka laga daaro ama shido ayaa meel yar fiiladu ka kacday oo dadka ku dhagaysay.

Wiilkii ayaa habeenkii dambe ku nidhi"Cabdiyow hooyoo furaha qaadoo qolka sii gal annagu hadhow ayaan imanaynaaye..ok ayuu yidhi wiilkii wuuna galay qolkii.

1 saac kabacdi ayaan qolkii ku soo noqdey markaas ayaan nalkii shidey waxaanan arkay wiilkii oo macawistii isku duuduubay oo isa gaabiyey.waan weydiiyey oon ku idhi...( Cabdi maxaa ku helay ood isla duuduubtey) markaasaa wuxuu igu yidhi...( WAR MEEL MAJAAN AH AYAAN TAABTAY AARBAY JURURURUQ ISIISEY TAN IYO DHUUXA..LOL..Markuu nalkii is yidhi shid ayaa fiiladii ku dhagtay markaasay kaga gariirisey.anigii yaa qosol i haya..markaasaa waxaan ku idhi warbal kaalay i tus meesha (JURURUQ KU SIISEY TAN IYO DHUUXA) markaasaa wuxuu igu yidhi......war hadana aarmay jurururq isiisaa hadaan taabto?

nasiib wanaag dhib sidaas ah maysan yeelin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABULJABAAR

Unrecorded Date
HAAAA HII HUU HAAA HA HA HAH
You are the best

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laqaanyo

Unrecorded Date
oooo mayaaay kooortaaddaaaa uuuuu kuuuuuu dheeeegiiiwwweeeeydddddaay!!!
it was fun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caafi

Unrecorded Date
Guled if you got a job bro(i.e. not comedian)keep it.... ah ha ha h ah ah aha ha h ah h h