Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ITAXAANKII DADKA WAALWAALNAAY[ALA QOSOL BADANAA]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OSMAN YARE

Unrecorded Date
SHEEKO KA DHACDAY MAANA KOOBIYO MEESHA DADKA WAALWAALAN LAGU HAAYO. SITIMAAN WALBO WAA LA ITAXAAMAA INAY WAX CAQLI KU KORDHEEN MAALIN MAALMAHA KA MID AH AYAA MALINKOO SUU BOODAY AYUU KU YIRI KU WII MEESHA KA SHAQEENAAYAY WAR WAAN FIICNAADAY.MARKAAS ITAAXNII AYAA LAGA QAADAA. SU'AASHII UGU HOREESAY WAXAY AHEED SIDA TAN,HADAA LAGUU KEENO MOOS SEE YEELEE?MARKAASUU KU YIRI WAAN FIIQAA WANA CUNAA.HADA WAXAA LA WAYDIIYAY HADAA LAGU KEENO SOOR SIDEE YEELEE?MARKAASUU KU YIRI GACMAHA AYAAN DHAQANAA WAANA SARBINAA OR CUNAA,SAXIIBKAA ITAXANKA WUU KU BAASAY WAANA LA SIIDAAYAY MACALINKOO AYAA SHEEKADII DHAGAYSANAAYAY MARKAA SUU KU YIRI ANIGA WAA FIICANAHAY MARKAASAA LUGU YIRI HADII LAGUU KEENO MAROODI SEE YEELEE MARKAA SUU KU YIRI QOLOFKA AYAA KA FIIQAA WAANA CUNAA HADA WAXAA LA WEEDIIYAY HADII LAGU KEENO JEER SEE YELEE MARKAA SUU KU YIRI GACMAHA AYAA DHAQANAA WAANA SARBINAA
MEESHII QOSOL AYAA ALA DHINTAY ASAGIINA WAA LA CALIYAY.LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godegode

Unrecorded Date
saaxiib ninkaas amuu adiga ahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

safka

Unrecorded Date
osman yare taas waxay ahayd tii igu qosolka badneyd please noo soo qor kuwa kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaango

Unrecorded Date
Cusman , How old are you?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 31, 2000 - 08:50 pm
ninbaa ilaa yaraan tiisii lacag ciiluu uqabo ku hamiyi jiray mar uun inuu boorso lacag ah jidka ka heli doono habayn habaynada ka mid ah ayaa isaga oo salaad subax usocda ayuu arkay wax madow oo marwalba kasii fogaanaya wuxuuna maskaxda galiyey in cawa ilaah riyadiisii runkadhigay mise wuxu waa nin jiis ah oo xaafada ladagan oo gurguuranaya saaxiibkaa waa ucuntamiwayday isagoo niyada galiyey malaha waa indhahaagee lacarar boorsada markaasuu jiiskii oogurguuranaya sidii boorsadii macawistiisii iyo isagiiba laa laadshay jiiskiibaa yiri wadaayoow ilaah kabaq oo idhig isagoo wali aan rumaysan buu ugujawaabay saaxiib hadaad jiistahay ma; anaa sidii boorso suunka kuu yeelay ilaa xafadii kusoo baxday oolagu yiri jiiska iskadhig boorso ma; ahane iyoisagiiyoo diidan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUUSE

Monday, July 31, 2000 - 09:08 pm
ABAHAABA QARUU CUNAY
NINCARABAHA KAYIMID BAA GABARMAGAALO WAYN DAGAN HOOYADEED LACAG KAGA QAADATAY HABAYNKII AROOSKU AHAA AYAA GABADHII HOOYADEED USHEEGTAY IYADOO OOYAYSA OO QARACANSAN TIRINA HOOYO GABARNIMADAYDII WAAN WAAYEY OO BIKRO MA,IHI HOOYADII BAA TIRI ANAA KUHABAYNAYEE HA OOYIN MAINTAASAA WAXAYNA KULATALISAY INAY TUFAAX UGALISO NINKA CARABAHA KAYIMID HABAYNKII MARKII LAHOOYEY GABARTII NINKII WAXBA MADAREEMIN LAAKIIN GABADHU WAA DHIBAN TAHAY AYUU NINKII MUSQUSHA AADAY GABADII WAXAY ISTIRI INTUU MUSQUSHA JIROKAFAA IIDAYSO TUFAAXII BAY KOOBADIINKA SAARTAY NINKIIBAA SILAMA FILAANA USOONOQDAY OOTUFAAXII AFKA GASHADAY NINKIIBAA IS YIRI NAAGTAADA AAD MARKAASAY JIN ISKURIDAY OO TIRI HOOYADAY HALA IIGU YEERO MARKII LOO KEENAY HOOYADEED BAY KUTIRI HOOYO NINKII TUFAAXII WUU CUNAY MAXAAD XALKALE HAYSAA HABARTII BAA UGU JAWAABTAY GABADHEEDII NAA AABAHAABA QARUU CUNAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamaan

Tuesday, August 01, 2000 - 12:11 am
Yack ........ man that is digusting..... that ain't a joke...that is sad