Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ODAY REER WAQOOYI AH[ILA FIIRI ODAYGAN WAXA QABSADAY]
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OSMAN YARE

Unrecorded Date
ODAYGAN REER WAQOOYIGA AH WAXAA LAGA CASUUMAY SAB AMA ALLA BARE,ODAYGII RAG BADAY AYUU LA FARIISTAY MARKAAS WAXAA LOO SOO DHIGAY ADUUNYO ISA SAARAN BARIIS IYO HILIB IYO QUDAAR ODAYGII MARKUU CABAAR WADAY AYUU KU LEEXDAY BARADHO BARIISKA HOOSTIISA LAGU SOO DUUGAY MARKAASUU INUU DHINACYADA EEGAY AYUU BAHAL WAYN OO BARADHO AFKA KU TUURAY MARKAAS BARADHADA AAD IYO AAD AYEY U KULUSHAHAY ODAYGII INTUU AFKA KU HAYN WAAYAY AYUU LAQAY MARKAASEE GUDIHII HOOSE AYAY KA GUBTAY ODAYGII WUU ILMEEYAY AMA OOYAY RAGII LA FADHIYAY AYAA KU YIRI WAR CALOOW DEE MAXAA KUGU DHACAY INTAAN WAA KA FIICNEEDEE CALOOW ODAYGII INTUU SII OOYAY ILAA WAA ODAY XANUUN HAAYEE AYUU KU YIRI RAGII KALE WAR WAXAAN SOO XASUUSTAY GEERIDII NABIGA[SCW] LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi

Unrecorded Date
waaryaahe war nin balo baad tahay.
bal mid kalena isku day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waa sheeko runtii aan aad uga hellay , qosolbay noo aheed dhamaan reerkayga , waxaa tahay nin fany ah ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan kuu sheegey ninka la baxay osmaan marka hore waxaad istiri wax macno leh sheeg laakiin waxma maadan sheegin saaxiib waxaanse ku dhihi lahaa hadaad sheeko sheegaysid mid qiso leh ayaan lasheegaa ee wax oday ku dhacay macno samayn mayso
ee soo baro sida loo sheekeeyo
bye macno yare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waryaa

Unrecorded Date
adiga hater baad tahay ninka shactiruu sheegay waana lagu wada qoslay ee maxaa dadka kaa saaray

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jag

Sunday, June 18, 2000 - 12:26 pm
TAN KA WARAN BARIBAA WAAXID OGAADEENA WUXUU MASAGO LACUNAYAY RAG KALE MARKASUU KU GUBTAY MARKUU GUBTAY AYUU SIDAA SOO KALE ILMEEYAY MARKII LAWAYDIIYAY WUXUU LA ILMAYNAYO AYUU YIDDHI
masago subag leh oo ina macalin cabdu laahi karisay markaan arkuun baan ilmayn.