Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): NAAGTII XARIIFADDA AHAYD!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Unrecorded Date
Naag ayaa beri soo iibsatay silsilad(SILIS)iyo fargal(FARGASHI)iyo SAACAD iyo ILIG dahab ah.

markaasaa si ay naagaha ay saaxiibada yihiin u tusto garan weydey ayaa intey dahabkii soo xidhatay dhagihii iyo fargalkii iyo saacaddii iyo iligii ayey naagihii sxbada ahaayeen isku soo shirise oo sheeko aan jirin u alliftey ooy u abuurtey. markaasaa waxay ku tidhi:-

NAAYAADHAHEEN WUXUU MAANTA MADAXWEYNIHII YIDHI MIYAAD MAQASHEEN?

NAAGIHII KALE OO DAACADA AYAA YIDHI NAA MAYEE MUXUU YIDHI?

MARKAASAA WAXAY TIDHI:- INTAY ILIGII FARTA SAARTEY AYEY TIDHI...MADAXWEYNIHII MAANTA WUXUU YIDHI OON AFKAYGAAS KU MAQLAYEY(INTAY ILGII TAABATAY) NINKII BERITOOLE SAACADDU MARKAY INTAAS TAHAY SUUQA LAGU ARKO(INTAY SAACADDII TAABATAY) QOORTA AYAA LAGA JARAYAA(INTAY SILSILADII QOORKA UGU JIRTEY TAABATAY.
HADANA WAXAY SHEEKADEEDII KU SII DARTAY...MARKUU MADAXWEYNUHU SIDAAS YIDHI ANIGII FAJAC AYAA IGA SOO HADHEY OO DHABANKAAN QABSADAY(INTAY FARGALKII AMA FARGASHIGII TAABATEY.

SIDAASEY NAAGIHII KU TUSTEY IYADOON WAXBA DAREENSIIN NAAGAHIHII KALENA AY DAACAD U AHAAYEEN.
WAXAY KU AKHRIYEYSYNA BEEN AY AHAAYEEN.

SORRY GIRLS NO HARD FEELINGS JUST JOKING.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CADE

Unrecorded Date
AH AH AH AH GULED ABTI ADIGU NAAGAHII LA SOO SHIRIYEY MAAD KU JIDHAY.......... AH AH AH .... JUST JOKE NO HARD FEELING .................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOL

Unrecorded Date
ahahahahah lol cade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Unrecorded Date
lol.maya cade laakiin naagtaa islaantayda ahayd.lol

just joking.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maslax

Unrecorded Date
sheekadaan way fiicantahay waana qosol . NICE ONE
GUULEED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shy

Unrecorded Date
dear:guled
hey haaaaaha that was funny,anyways from the girls know tell us a joke about the guys because that was very quit.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fdg

Unrecorded Date
adiga inaad naagnaagtahaan umalaynayaa waxaad kahadasho maad waysay waxkale kahadalnoo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABUUUU

Unrecorded Date
guuleed sheekadaa ma jirto sxb ee waxaa soo qorto maa weesay intaa anaga naagtaas qosl noogaga dhigeeyso sxb waxaan in lagu qoslo iska daaye hadaaan lagu ooynin nasiib aa la layhay ee waxaan oo kale hasoo qorin hadaa wax isku faleeso jeega dheerayhooow

ABUUU