Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Ninkii Turjubaanka ahaa!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guled

Unrecorded Date
Beri ayaa waxa dhacday in laba qabiil ay is laayeen(Dagaaleen)markaasaa meeshii waxa joogey nin reer baadiye ahaa iyo nin european aha (Caddaan) markaasaa ninka reer baadiyaha ah ayaa wuxuu damcay inuu u sheego ninka Cad siduu dagaalku u dhacay markaasuu ku yidhi:-

Rbaadidiye:Sir
Whiteman:yes
Rbaadiye:Sir,abaskuul and habaryoonis dagaal hoolmaan,on the xabaalatumaal,xabaddu wirif,wirif ,tirii(three) dhiidh(died) saddex firix,firix(sakaraad) kamoon(come on) qoorta jabi.

Whiteman:what?


walaalayaal i hope inuusan qofka ii xanaaqeyn calool xumana ii qaadeyn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOVERBOY

Unrecorded Date
WARAA SXBKAY WAAD MAHADSANTAHAY SXB WAAN OOYI RABAA THANX MAN VERY FANY WALAAHAY QATAR AH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Unrecorded Date
Salama....

!#!*~~*!#!
(__*--*__}

Waa Ka Baxey!!
Intaas aa Qosol Igu Filan!

Quite Peace!!