Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ODAYGII IYO GABARTII YAREED MAXAA KALA RAACAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOVERBOY

Unrecorded Date
WALAALAYAAL WAXAAN RAJAYNAYAA SHEEKADAAN INAY IDANKA QOSLINDOONTO:

BARI AYAA ODAY LUGU DARAY GABAR YAR MARKA GABADHU WAXAY JIRTAA 14 ODAYGUNA WUXUU JIRAA QIYAASTII 50
MARKA ODAYGII GABARTII AYAA LOO GURI GALIYAY MARKA ODAYGU GABADHA YARTAA WUU UNAXAA OO OOMA TAGO
MAALIN MAALMAHA KAMIID AH AYAA GABARTII MARKAY KAYAABTAY OF'DAYGII AYAY INTAY XAAR YAR SOO QAADATAY AYAY AGTIISA DHIGTAY MARKAASUU ODAYGII YIIRI NAA XAAR AYAA URAYA EE WAA MAXAY?MARKAASAY TIRI WAA XAARKAN YARKAA EE MEEESHAN YAAL MARKAASUU YIRI NAA XAARU YARAAN MALEHE NAGA QAAD---MARKAASAY TIRI HADE OGOW NAAGUNA YARAAN MALEHE............WALAALAYAAL MAHADSANIDIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Unrecorded Date
saaxiiboow aad iyo aad baad umahad santahay qosolkaan qoslay inaan dhintaan kabaqay!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

k

Unrecorded Date
horey baan umaqlay laakiin it was nice to hear that again!!!!!!!!!!!!!