Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Yusuf Yuu Ku Dagin!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Dhamaadkii siddeed-tanadii waxan ku noolaa magaalada Montreal ee waddanka Kanada. Yusuf oo annu isku qabiil nahay yaa galab ii yimid anoo gurigayga jooga. Wuxuu ii sheegay in uu iskuul dhigto, oo laba wiil oo Somali ah oo ay guri wada kiraysteen ay alaabadiisii banaanka u tuureen kadib markii uu kiradii bisha qaybtiisii bixin waayay. Wuxuu isagoo ilmaynaya iga baryay in aan ka bixiyo kirada bishan una i siin doono lacagtayda markay lacagtiisu(student loan)u timaado muddo laba toddobaad gudahood ah. wardambe kama hayo!
Laba sano kadib. Anoo laftaydu arday ah yaa waxaa ii yimid Yusuf kale oo an isku qabiil nahay!! Wuxuu ii sheegay in xaaskiisii ka tagtay oo magaalo kale ka aaday, dawladuna ka goysay lacagtii cayrta ahayd ee u qaadan jiray kadib markii u diiday shaqo ay u soo heleen oo usan rabin. Wuxuu ii sheegay in uu san haysan meeluu joogo iyo cid uu la joogo midna, aniguna an ahay qofka ugu sokeeya. wuxuu iga codsaday lacag uu tikid ku iibsado oo u ku tago meesha xaaskiisii u guurtay. Lacagtaasna u ballan ku qaaday in uu ii soo celin doono markuu magaaladaas tago. Roob baa galabtaas da'ayay. Roobkii baan ku baxay oo lug ku tagay bangiga oo cabaar ii jiray oo an uga soo qaaday lacag uu ku iibsado tikid. maalintaas baa iigu war dambaysay.

Yuusuf waa wiil dhaqan magaalo leh oo ku qaraabanaya qabiil. Yuusuf oo kale yuu ku dagin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tahaye

Unrecorded Date
aaaxaaaxaaax
macalinka adaa maalin danbe
qabiil intaad tiraahdo qof dambe
wax siinaynin
by:tahaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waryee

Unrecorded Date
waryee anaga yusufkayagu xaskangana waa la seexday. ilaa hadana waan raadinayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faradheere

Unrecorded Date
Runtii waa waxyaabaha soomaalida dib u dhigey oo kareebey qeyrkood iney la tartamaan.sidee buu qof islaam isku sheegay waxaasoo kale ugu kici karaa?
waa daciifnimo, caajisnimo iyo dadnimo xumo raadinaya meel dagan. marka qabiil yuu ku dagin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Martiini

Unrecorded Date
To Anonymous

saxiibow macacega waa yuusuf cayrtii wey godey dhibaato reereed wey jirtaa shaley wax macunin nigtii ninkalaa ku haayo ilmihii ma la ii ogala inaan arko dadka balwed innaan leeyahey ii maleeyaan dhamaan waa somali broblem.
ii soo dir lacag iguna soo dir lambarkaan.

0645-8670-888.....hiii.. huuuuhaaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Unrecorded Date
meeshaan wax qosol ah ma oga jeedo!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, June 23, 2000 - 06:27 am
to shuqri
walaal indhaha fur aad aragtidee!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, July 17, 2000 - 12:20 pm
wallaal karti yeelo.
Qabiil waxaa aaminsan kuna qaraabta nin aan karti lahayn .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iq

Sunday, August 13, 2000 - 07:50 am
waan ka xumahay inaan ku maqlo somalida canada oo loo haysto dad ah best

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saxan saxayo

Thursday, August 17, 2000 - 05:17 am
FUUUUUUUUU FUUUUUUUUUUUUUUUUU FUUUUUUUUUUUUUUUUU
THAT MEANS FUUUUUUUUUUUUUU FUUUUUUUUUUUUUUUU
WARAA YUSUF YUUNANA MARKALA KUDAGIN ALL ABOUT QABIIL LAAKIINSE WAXAANKU WEYDIINAYA ADIGU MA QABIILBAAD QOF KA WAXKUSIISAA LOLOLOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, August 18, 2000 - 02:34 am
Cajiib!!!!!
Dadkaan ku sheqeysta qabiilka meel walbo wey joogaan ee iska ilaaliya...


LOL shugri...u the one is funny in here

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUSUF

Friday, August 18, 2000 - 07:46 pm
saxib aniga yusuf aa la idhahaa laakin waligay saas camal ma samayn wallahi kun jeer aa lanagu sameeyay lakin waxeena qabiil ma aheen oo muslimow aan iskaga caawin jirnay uultimadana anakay nagu keenkeeni jireen oo jeegada noo xiiri jireen lakin waxaa la yaableh aabahay maku waana qaadanyo yusufyada oo yusuf walboo cusub wuu iska caawinaa anigiina intaanan u lakulmin geesi baan ahay lakin markuu igu cabaado waa iska siiyaa.

hada saxibaday oo dhan anaa ka lugeeyo anaana ugu lacag badan lakin yusuf aa wexeyga u fadhiyo oo wajiyo run ah wato ee saxib kuuguma sheegin inaan faano e waxan ka wadaa iska sabar kaligaa ma ahide
yusuf 18 years