Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ODAYGII XAASKIISA DHUNKADAY!!AKHRI AAD QOSOSHEE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

foodcade

Unrecorded Date
Waxaa jiray oday reer baadi ah oo aan diinta waxba ka aqoon jecelna inuu iska ilaaliyo wax yaalaa dunuubta u keeni kara,waxay ky kaliftay inuu kabadbadis sameeyo,maali ayuu wuxuu soo maray wadaad meel ku akhriyaya muxaadaro markaasuu dhegaystay shiikhii mawduucuu ka hadlay ayaa wuxuu noqday inaanay danbi ahayn in uu ninku xaaskiisa dhunkado markaasuu isagoo faraxsan ayuu wuxuu usoo dheelmaday inuu xaaskiisa soo dhunkado(shumiyo)xaaskii ayuu dhunkaday markaasay qaylisay oo tiri <<alla bayeeyeey>> <<hoogayeeyeey>> makitaab jaamacuu imooday kitaabkaa ladhunkadaaye.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kusow

Unrecorded Date
To Foodcade

Saxiib waxay taas aheed mid qosol leh. Inkastoon hada ka hor maqlay. hada xaalka Somalida waxuu marayaa "cay dhaftayee geeska qabo" Dhunkasho dhunkasho iska dhafee hada si fiican ayaa la isku fahmay, hadii la dhunkan waayana jawaabtu waxay noqon, War maxuu ii dhun kan waayey ma waysaa u dhowran. ah ah ah ah ah Qosol.

Dhanka kale taas oo kalaa la dhahaa "ila qosol" waana wax aanan aheen aflagaada, kuna saleesan dhaqan kaanaga" Taasi waa aragtidayda.

Waad ku mahad san tahay walaal
Kusow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khadra

Unrecorded Date
kax kax kax hah hah hah that was funny bro,