Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): ODAY DAGDAGSAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liveanimal

Unrecorded Date
Odey xaas iyo caruur leh ayaa wuxuu sameyay malin maalmaha Kamid ah isaga oo dagdagsan oo raba inuu
xaas kiisa lacayaaro guriga yimid isaga oo labadda dhinac eegin ayuu qolki hurddada tagay.
Markaa caruurtii mid kamid ah ayuu uyeeray wuxuuna u faray (hooyo iigu wac waxaana ku tiraahda kaley warqadii ayaan qoraynaa )
wil kii intuu baxay ayuu u soo sheegay hooyadii farin tii
Hoyadii wayfahantay laakiin marka way mash quulsaneyd waxay cunnugii u fartay (aabo waxaa ku tiraahda hadhowte ayaan qoraynaa ee hada waan mashquul sanahay)
wiil kii intuu baxay ayuu aabihii usooshegay
Odaygii intuu xanaaqay ayuu musqusha galay ayuu arintii sii soo dhamaystay;
wil kii ayuu wacay uuna kuyiri
"hooyo usheeg anaa gacanta ku gurtay warqadii"