Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): XAAWO-TAAKO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waa dhacdo run ah;
Waqtigii dowladii siyad barre gaba gabada ay aheeda ayaa waxaa dhacday nin layiraahdo MAye ayaa
WAxuu kula kulmay shabeele islaan u ordayso iskuul
xaawo-taako kolkaasay maye waxay waydiisay;
ABOW XAAWO-TAAKO MA LADAAYAY?
MAYE" YAA?
XAAWO TAAKO MA LADAAYE?
MAYE:IYAA xaawo-taako iyadoo feeraha falaar ugu
dhabantahay ayaan ogaayee hadane malaxiray;
kacaankaan sanam xirow maas bilaabay*****

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cawralo

Unrecorded Date
Niman yohaw ma ila qoso seen ninkan xaawa taako
qoray , aniga dhina cayga waan ka helay
sidaa ku wad samaale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hiraale

Unrecorded Date
war nin yahow dadka hasoo lugoon ee wax lugu
qoslo keen meesha ........gex gex gex.......