Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): SHEEKO IGA QABSATAY CHAT ROOMKA WOMENS CORNER
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

da'uud

Unrecorded Date
mudo gaareysa labo bilood anigoo chat gareynaya oo ay iga aheyd waqti dhumis ayaan gabar privatka ugu galay markaasaan la sheekeystay, run ahaan tii si fiican ayey ii soo dhaweysay . anagoo mudo isla chatgareyneyna aa waxaa sheekadii soo dhex gashay jaceyl , anigana maba aheyn nin jaceyl shaqadiis yahay, macalimadii aan waxaan dhahay walaaley maa naga dhaaftid jaceyl iyo warkiisa.
waxey soo istaagtey maya nin yahoow waaba ku jeclaaday ..ar walaaley nagadaa ilaa aniga wax aan ka qaba karo ma jirtee aan dhahay wey diiday.
marka aniga maskiinkoo leen iska ahay yurub iyo americana ma joogee see wax yeeleynaa aa ka dhacday,waxey tiri war waxaasoo dhan aniga igu haleey .yaan hadal idinku daalinee anigii aa leysoo galay jaceel kii la dhahaayey waakan ,
war seey sheekedii u socotey oo aan iskuugu fiicneen gas lee ka dhacday ,marka aniga hada bisteey aan ahay qoftiina faro kuma haayo ee ka warama hee ......chat damboow hadaan ku fadhiisto iyo jaceel dambe ar gabdhuhu ma saas ay u been badnaayeen.