Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): QUDBA SIREED QIIMO MALEEYAHY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runle

Unrecorded Date
--Saaxib haye cidihii iiga waran hadamaad gaariga kasoo degetay.
--Saaxiboow aniga maanta kula sideed magaaladaan kula joogaa .
--Iyaa oo anigana aan kaa warheyninaa intee ku jirtey dadba magaalada makakaseeninee oo aniga aheen.
--Runtaa waaye sasaxib laakin waxaa layiri saaxiboow gabar hadiis gacal kaagalaayo HA GAABANNAATO HAGADUUDANAATO,saxiboow anigoo baabuurkii beydhabo kasoo degtay oo adi kuu soo socdo markiin suuqa bacadlaha soo maraayi leen waxaan maqlay qeylo gadaa sheyda ka yeereeso hadiinbo gadaal u fiirii gabaraaaba i daba taagan sheekaley ii gashay waa is fahamnay gurigeeda lee igeysay koo dabaal eh aa qudbasireed ku qabo oo fuli eh waxey kubalmeen inaas maqribkii u yimaado cishihiina katago aniga intii intaas magaaladaan iska soo wareegaa bacdal cisho sii sariirta u karo waagaa iigu baryaayo korkeeda lee,
---Hay intee degen tahay .
---Madiino geedka jaceelka agtiisa .
----!!!saaxiboow iyaa .
---hii maxaa kuugu dhacay .
---maya saaxiboow hada iida maa aaday
---haa seewaaye waa igashayee.
--- haye nabadey he saaxib.
Iyaa kaalay artii aan qabay le armeytahay sug ha is waalin maanta hadaba tag fiiri xaal keeda.
---kubkubkub.
--yaa waaye waxa sacadaan socdo sariita hoosteed gal ninkeyga waayee.
---hay maanta maxaa sacadaan ku wado ani iyo adi ma balaminoo sidee wax u jiraan aniga deriska maarabtaa iney i fayhmaan arintaan aan cadeeno anaa qabo dheh.
---maya raali ahaaw sacadoo oon xaælay inta ooga tagay æleen soo doontay markale ma imaahaaye sacadaan raali ahaaw lacagtaana maslaxadaadi waaye macsalaamo.
---anaas rabaa inaas isiro kaligeed lee eheed dad malajoogin aan arko wixiis dhahaayo markiis ii yi,maado .
---haye saaxiboow ii waran .
---saaxiboow maxaan kuu waramaa shalay anigoo quraacday oo sariirta isku diyaarihaayo lee dabaalkii qabay albaabka soo garaacay aniga naxdin
laakin waxaa layiri sirnaageed lama sir gaaro sariirtey iigu qarisay awdabaaloow saan ma uugu qeeliso maxaa sacadaan ku keenay deriska maa iigu direey arintaan aan kashifno sheeg inaad i aqabtit.
dabaaloow tuugtin loo bilaaway iyo maslaxo haloo lacag aas dhiibay waana baxay .
lacagtii aa liiigu maslaxeeyay oo dabaalka laga qaaday,
---Haye haye iyaa hada matagey mise bis waaye .
--aniyaa inteen u socdaa nimcaanba ku jiraayee fiiri beri yaan kuu imaanaa hada waanoqonaa .
--Iyaa kaalay asoo joogo ku kor qabo waa inaan hubsadaa iney iida tahay iyo inkale hadaan tagaa.
--kubkubkub.hay arkii waaye fiiri derintaan aan kuugu duu duubaa shib ahaaw .
--- haye sidee wax u jiraan .
-- idhageyso qudbo sireed warkeed waa dhamaaday gurigaana waa kaaguurinaa alaabtana anigaa hal hal u qaadaayo adiga anigalee i daba sico wixii kuudaran ii sheeg albaabkana kor aan kaxiraa ilaa alaabta aan kadha meenaayao .
--haye aboow ani waxmaka qabo laakin derintaan alaab jabeyso aaku jirto tartiib iigu qaad tartiib lee meel u dhig haye .
mar alaala markuu derintii qaaday ayuu biyo dareeraayo ka arkay .
haye maxaawaaye biyahaan.
waa is ooy siisay alaa biyihii samsamka ahay oo eedadey ii keentay aa iigadaadisay asagoon hubsan loo yiri biyo zamzam miyaa waa leef leefay .
alaabtiyoo dhan waadhameeyay cidina ma arag dukaankiisoo ku soo laabtay .
---hayimaado wuxuu sheegaayo aan arkeenaayee.
---haye saaxiboow qabaar keen heee.
---saaxiboow maanta ilaahaa i soo furtay bis waaye beydhabaan iska aadaa ,
--haye sidee wax u jiraan .
--anigoo dharka dharka dhan iska dhigay oo shaqo rabo inaan bilaawo lee dabaaloow ha yimaado qeylo lees bilaaway gurigaan waakaa guurinaa qudbasireed waadhamaaday inaan ku qabo aan sheegaa alaabta dhanna anigaa qaadaayo adi anilee i daba soco,
ælaakin naag naag maasirteeda lagaaraa waxeytiri aniga derintaan alaab jabeyso aa iigu jirto tartiib lee u qaad yeey iiga jabi ,
awdabaal darintii aas qaaday aniga naxdin darteed kaadilee iiga timid aw dabaal waxaas yiri haye maxaa waaye biyahaan waa is ooy siisay biyihii zamzamka ahaay oo eedadey ii soo dhiibtay aa iiga daadisay dabaaloow kadideydii lees leef leefoow u galay .
-----kadidaadiyaa caaaaaaaaaq caaaaaaq cooooooo
-- hay maxaa ku daaray .
-- saaxiboow kan dabaalka aad ku sheegeysid ani waaye mardanbe iiguma ogid.
---lee aniga daacad aan kuu ahaa maxaad iigu sheegi weyday .

hadaba qudbasireed qiimo maleeyahay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
thank thanks sxb runle, that was really funny