Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): INAN IYO WAXARIHII OODKACA (MUQUMADDA) CUNAY.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Raaxeeye

Unrecorded Date
Beri ayaa nin sahan kasoo laabtay yimi gurigiisii (waa miyi meeshu)...oo ardaaga soo fadhiistay.Haweenaydii uu qabaybaa shaah iyo biyo u keentay .Wax yar ka bacdi ayay oodkac amam muqumad qofba siduu u yaqaan weel yar ugu soo ridday. dabcan waxay ahayd intii ugu danbaysay ee guriga taalay....waxa isna meesha ka dhow wiil yar oo isaga laftiisu raba in wax laga siiyo...haweenayda oo rabta in odayga intan loo daayo ayaa ku tidhi wiilkii yaraa "waar orod waxaraha naga kaxee wiilkii baa is dhego maray oo odaygii iyo ardaagii uun ku dul wareega "waar orod oo waxaraha naga kaxee ayay haweenaydii ku celisay." kii yaraa oo cadho bakhtiisan baa ku jawaabay "NAGATAGA MA WAXARO MUQUMAD ARKAYAA TAGAYA" WAANU ISKA DHAQAAQAY...Odaygii oo sheekada la socday baa intuu qoslay wiilkii soo fadhiisiyay waxn ka siiyay....muq.....dii

Wxaan jecelahay in aan u jilciyo ciddii ii garan wayda waxaro....waa riyaha carruurtooda yaryar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ahaha aahahahah ahahaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraax

Unrecorded Date
raaxeye walaal waad iga qoslisay odaygu ma nuur faytuu ahaaaahahhahahahahaha