Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Ila Qosol - Jokes: Archive (August 2000): Soomalida oo dhan maxaa tiray dhagta midigta
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oromo

Unrecorded Date
dadoow waxan idin waydiyay soomalida hal dhag bay la yihiin u fiirsada siba dhagta midigta waxana u maleyay in walidkood ka soo garacay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr.S

Unrecorded Date
Duf ku bax idamala,war miyaadan ogayn inuu aabahaa isagoo hooyadaa dhegta haya inaad uur gashay.Oradoo wixi ku dhalay warayso ducoqabe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIBAAXE

Unrecorded Date
WAAR WAXAN U MALEYNAYAA IN AYDUN YARA DEGDEGEYSAANE DHEGEYSTA NIMANYOW
WAXA DADKA DHEG TIRAY WAA TAQSIINTA JAADKA EE DAANKA LAGU HAYO SAACADDAHA BADDAN